08/11/2024
KUSOO DHAWAW - A S PODCAST OFFICIAL FACEBOOK PAGE -
Halkan kala soco Dr Adnan iyo Dr Sirka wixii caafimaadkaaga khuseeya
Waxaa si aan kala dhicin idinku soo tabinaya:
* Dr Adnan Abdallah
- Dhaqtarka Daaweynta iyo Qaliinada Kilyaha, Kaadimareenada & Taranka Ragga
- Content creator
- Owner Dr Adnan Abdallah YouTube
* Dr Mohamed Sirka
- Dhakhtarka Qaliinka Guud iyo Qaliinada Laparoscope-ka iyo daawaynta xanuunada Uur ku-jirta
- Xubin ka tirsan Isutaga Dhakhaatiirta Carabta
- Aasaasaha Courseka barashada Daawaynta Nabarada Fudud "MTSW"
Waxa aad jimce kasta halkan ka heli doontaa xalqad cusub.