Ayinle Health center

Ayinle Health center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayinle Health center, Medical and health, Ayinle health center, Filtu.

Maanta iyo Filtu: DaahFurka wareega 5aad ee Olalaha Taalalka Cudurka Dabeysha( Polio).Maanta waxaa si rasmi ah uga daahf...
27/03/2026

Maanta iyo Filtu: DaahFurka wareega 5aad ee Olalaha Taalalka Cudurka Dabeysha( Polio).

Maanta waxaa si rasmi ah uga daahfurmay Degmada Filtu ololaha talaalka cudurka dabeysha (Polio), wareeggiisa 5-aad.
Daahfurkan waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo isugu jira maamulka Degmada Filtu, heerka Gobolka, Xafiiska Caafimaadka DDS, iyo hay’adaha bahwadaagta ah ee ka shaqeeya arrimaha caafimaadka.
Ololahani wuxuu muhiim u yahay ciribtirka cudurka dabeysha iyo ilaalinta caafimaadka carruurta, iyadoo la hubinayo in dhammaan carruurta la gaarsiiyo talaalka.

Xafiiska Caafimaadka Degmada Filtu
27 March 2026
XAFISKA CAAFIMADKA DEG QARSA-DULA EE GOBOLKA LIBAN

20/02/2026
09/12/2025

የተቀናጀ የፖሊዮ ክትባት ዘመቻ
************
ፖሊዮ (የልጅነት ልምሻ) ዘላቂ የአካል ጉዳትንና ሞትን የሚያመጣ አደገኛ በሽታ ነው። ለፖሊዮ በሽታ ምንም ዓይነት መድኃኒት ያልተገኘለት ሲሆን ዋና መከላከያ መንገዱም ክትባት ብቻ ነው።

ለምን ዘመቻው አስፈለገ?

በሀገራችን ያልተከተቡ ብዙ ሕፃናት በመኖራቸው ቫይረሱ እየተስፋፋ ነው። አንድ በቫይረሱ የተያዘ ህፃን መኖር ከ200 በላይ ሌሎች ሕፃናትን ለበሽታው ሊያጋልጥ ይችላል። ስለዚህ ቫይረሱ ተጨማሪ ሕፃናትን እንዳያጠቃ ለመከላከል ዘመቻው አስፈላጊ ሆኖ ተገኝቷል።

ዘመቻው መቼና የት ይካሄዳል?

ዘመቻው ከታህሳስ 3 እስከ 6 ቀን 2018 ዓ/ም ባሉት 4 ቀናት በሁሉም የሀገሪቱ ክልሎችና ከተማ መስተዳድሮች ይካሄዳል።

ክትባቱ ለማን፣ እንዴትና በማን ይሰጣል?

የጤና ባለሙያዎች ከ5 ዓመት በታች ያሉ ሁሉንም ሕፃናት (ከዚህ ቀደም የፓሊዮ ክትባት ቢከተቡም ባይከተቡም) ክትባቱን በአፍ በሚወሰድ ጠብታ ቤት ለቤት ይሰጣሉ።



Website: moh.gov.et
Facebook: Ministry of Health,Ethiopia
Twitter: x.com/fmohealth
YouTube: youtube.com/
Tiktok: tiktok.com/
Telegram: t.me/M0H_EThiopia
Linkedin: lnkd.in/ewFJ6VAB

Waxaa Xadhiga Laga Jaray Adeega Halka Meela (One Stop Center) ee Cusbitaalka Guud Filtu ee Gobolka Libaan Taasi oo Fudud...
31/10/2025

Waxaa Xadhiga Laga Jaray Adeega Halka Meela (One Stop Center) ee Cusbitaalka Guud Filtu ee Gobolka Libaan Taasi oo Fududayn Doonta Adeegyada Kala Duwan ee Lagama Marmaanka uu ah Haweenka iyo Caruurta Gobolkan.

Waxaana si wada jira xadhiga uga jaray masuliyin kasocday xafiiska caafiimaadka DDS xafiiska arimaha haweenka hogaminta gobolka iyo haa.yadda (PC) xaruntan Adeega halka meela (One Stop Center) ayay ujeedadisu tahay sidii looga hor tagi lahaa tacadiyada lagula kaco haweenka iyo caruurta adeegayadan oo lagaga hortagi doona dhibaatooyinka loo gaysto haweenka iyo caruurta ayaa sahali doona dabargoynta tacadiiyada ka dhanka ah haweenka.

Xisbiga barwaaq iyo xukumada deeganka oo firo gaara siinayaa helitaanka bulshada ee adeeg hufan oo isku dhafan ayaa dadal xoogan ku bixinayaa hirgalinta adeega hal meel si haweenka iyo caruurta si ay uu hellan adeegii loo bahna.

Xafiiska Caafiimaadka DDS.
October 30, 2025 G.C

COPD VS ASTHMAHealth
09/10/2025

COPD VS ASTHMA
Health

Understanding Cancer 🩸🔬🧐🩺👇Cancer is a group of diseases characterized by uncontrolled growth and spread of abnormal cell...
04/10/2025

Understanding Cancer 🩸🔬🧐🩺👇

Cancer is a group of diseases characterized by uncontrolled growth and spread of abnormal cells. These cells can invade nearby tissues and may spread (metastasize) to other parts of the body through the blood or lymphatic system.





💢 Complete Blood Count (CBC)Stay tuned for more informationTop Fans Health
16/09/2025

💢 Complete Blood Count (CBC)
Stay tuned for more information
Top Fans Health

07/09/2025

Dengue Fever 🩸💉🩺👇🌡️Dengue fever is an acute viral infection caused by the dengue virus (DENV 1–4), transmitted by the Ae...
05/09/2025

Dengue Fever 🩸💉🩺👇🌡️

Dengue fever is an acute viral infection caused by the dengue virus (DENV 1–4), transmitted by the Aedes aegypti mosquito.
It’s common in tropical and subtropical regions.

🛑Transmission
• Vector: Aedes aegypti (and Aedes albopictus)
• Daytime biting mosquito
• Human–mosquito–human cycle

🛑Clinical Stages
1. Febrile Phase (2–7 days)
• Sudden high fever (up to 40°C)
• Severe headache, retro-orbital pain
• Muscle & joint pain (“breakbone fever”)
• Skin rash (maculopapular or petechial)
• Nausea, vomiting
2. Critical Phase (around day 3–7 of illness)
• Fever subsides, but risk ↑
• Plasma leakage → shock, effusions, ascites
• Bleeding tendency (gum bleed, petechiae, GI bleed)
• Thrombocytopenia & hemoconcentration
3. Recovery Phase
• Fluid reabsorption
• Rash may reappear (“white islands in a sea of red”)
• Gradual improvement

📌Warning Signs of Severe Dengue

🛑Seek urgent care if any of these occur:
• Severe abdominal pain or tenderness
• Persistent vomiting
• Bleeding (nose, gums, hematemesis, melena)
• Difficulty breathing (pleural effusion, ARDS)
• Lethargy, restlessness
• Hepatomegaly
• Rapid drop in platelet count with ↑ hematocrit

🛑Complications
• Dengue Hemorrhagic Fever (DHF) – plasma leakage + bleeding
• Dengue Shock Syndrome (DSS) – circulatory collapse
• Multi-organ failure in severe cases

🛑Diagnosis
• Clinical suspicion in endemic areas
• Lab tests:
• CBC → leukopenia, thrombocytopenia, ↑ hematocrit
• NS1 antigen (early detection)
• IgM/IgG serology
• PCR (definitive but costly)

🛑Management

🛑No specific antiviral treatment → supportive care
• Fluid management: oral rehydration or IV crystalloids (guided carefully to avoid overload)
• Fever & pain: acetaminophen (avoid aspirin/NSAIDs → bleeding risk)
• Monitor: vitals, urine output, platelets, hematocrit
• Severe dengue: hospitalization, IV fluids, sometimes blood products

🛑Prevention
• No widely available antiviral cure; vaccines

Hambalya!!                         Hospitalka Filtu Ayaa Lagu Abaalmariyey  Shaqooyinka Wanagsana Ee Uu Bulshada Uhayey ...
18/07/2025

Hambalya!!


Hospitalka Filtu Ayaa Lagu Abaalmariyey Shaqooyinka Wanagsana Ee Uu Bulshada Uhayey Hambalya Filtu General Hospital

Hospitalka Filtu Ayaa Lagu Abaalmariyey Shaqooyinka Wanagsana Ee Uu Bulshada Uhayey

Dr Feisal Mowlid iyo Teemkiisa Waan Bogaadineyna Shaqada Wanagsan Ee Aad Bulshada Uheysaan

Halkaa Kasiiwada Dadaalkiina Bulshada Uheysaan

Halkaa Kasiiwada Dadaalkiina

Address

Ayinle Health Center
Filtu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayinle Health center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share