Elele Woreda Health Office

Elele Woreda Health Office Pageka Rasmiga ah

22/05/2025
Degmada Elele ee gobolka Shabelle waxaa saaka kabilowday  fulintaOlolaha Isku Dhafka ah ee Talaalka Jadeecada iyo Adeegy...
22/05/2025

Degmada Elele ee gobolka Shabelle waxaa saaka kabilowday fulinta
Ololaha Isku Dhafka ah ee Talaalka Jadeecada iyo Adeegyada kale ee Caafimaadka oo Guud ahaan Deeganka kabilawday Ayaan Maanta kabilowday Degmada Elele iyo tuulooyinka hoos yimaada
Ololahan oo aan Rajaynayno inaan kugaadhno Caruur dhan 6,611 oo kayar 5 sano ayaa socon doona Mudo 10 Maalmood ah.

Adeegyada ololahan lagu bixinayo ayaa waxaa kamid ah;
1. Oloolaha Talaalka jadeecada ah
2. baadhista Nafaqa Darada
3. bixinya Vit A
4. bixinta Kiniinka Gooriyan Calooleedka
5. baadhista Hooyada iskufuranku kudhacay xiliga Dhalmada
6. Raadinta Caruurta Xanuunsan
7. Talaalka jogtada Caruurta anaan helin.

Ololahan Ayaa Looga Gol leeyahay Kahortaga Xanuunada Talaalada lagaga Hortago Iyo Daawaynta Caruurta iyo Hooyoyinka Ubaahan Dawaynta Nafaqodarada.

Waxaa maanta degmada Elele ee gobolka Shabelle waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha daawaynta Xanuunka kaadi'dhiiga. D...
08/05/2025

Waxaa maanta degmada Elele ee gobolka Shabelle waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha daawaynta Xanuunka kaadi'dhiiga.

Degmada Elele waxaa maanta kabilaamay ololaha daawaynta Kaadi-dhiiga oo lagu dawayndoono caruurta da'doodu udhaxayso 5-14 sano ooy tiradoodu gaadhayso 7820 caruur ah.

Ololahan oo socondoona muddo 5 maalmood ah ayaa waxaa laga fulinayaa dhamaan iskuulada iyo madarisadaha kuyaala tuulooyinka iyo tuulo-hoosaadyada degmada Elele

Diintenu waa diinta nadafada iyo isdahirinta Waxaa manta ooy  tariikhdu tahay 26/8/2016 E.C  Ol-ole nadaafadeed lagu ful...
04/05/2024

Diintenu waa diinta nadafada iyo isdahirinta

Waxaa manta ooy tariikhdu tahay 26/8/2016 E.C Ol-ole nadaafadeed lagu fuliyey xarunta degmada elele

Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha degmada ayaa siwada jir ah ufuliyey ol-ole nadafadeed.

Ol-oleha nadafada oo noqon dona isbuucii 2 jeer (sabtida iyo axada) aya waxbadan kabadli donaa bilicda iyo nadafa degmada .

29/09/2020

Tababarkii xisbiga barwaaqo ee hogaaminta hoose ee qabale santarka baarguun ee degmada elalle oo maalintii labaad maraya

wacyigalinta kahortaga Caabuqa Carona Virus(Cavid 19) Nadaafada Gacmaha (Faraxalka) iyo Nadiifinta Deegaanka oo sifiican...
09/04/2020

wacyigalinta kahortaga Caabuqa Carona Virus(Cavid 19) Nadaafada Gacmaha (Faraxalka) iyo Nadiifinta Deegaanka oo sifiican uga Qabsoomay Qaybo kamid ah qabaleeyada Dagmada Ellele

Dhismaha Mashaariicaha Kala duwan ee S.M 2012 Ee Dagmada Ellele oo intooda badan GabaGabo maraya
06/04/2020

Dhismaha Mashaariicaha Kala duwan ee S.M 2012 Ee Dagmada Ellele oo intooda badan GabaGabo maraya

Oloolaha Nadaafada oo maanta Sifiican uga qabsoomay Xarunta dagmada Ellele Oloolahaan ooy kawada qaybqaateen Shaqaalaha ...
06/04/2020

Oloolaha Nadaafada oo maanta Sifiican uga qabsoomay Xarunta dagmada Ellele Oloolahaan ooy kawada qaybqaateen Shaqaalaha Dowlada Hayadaha amaanka iyo bulshada ayaa sifiican nooqu qabsoomay

Address

Somali Region
Gode
010101

Telephone

+251930732242

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elele Woreda Health Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Elele Woreda Health Office:

Share