10/08/2026
🦷 BEFORE & AFTER ✨
Bukaan nagu yimid isagoo la ildaran suuska ilkaha, waxaana u bilownay Full Mouth Rehabilitation si aan u soo celinno caafimaadka, shaqada iyo quruxda ilkihiisa. ❤️
Waan ku faraxsanahay inaan ku caawino!
🏥 Daweeye Specialty Dental Clinic & Implant Centre
📞 0933336461