Daryeel show

Daryeel show halkan waxaad ka heli doontaa faaidad qudaarta

13/08/2026

Calaamadaha macaanka.

12/08/2026

Ka fogow afartaan caado kuwaas oo dhaawacaya kaliyahaaga.

11/08/2026

Hadii aad qabto cudurka sokorowga nuuca labaad cabitaankaan aad buu kuu anfacayaa isku karkari koob biyo ah iyo dhagayare ka dibna Cab asagoo diiran, hal mar maalintii. Dhego-yaruhu wuxuu ka kooban yahay maadooyin dabiici ah oo caawiya heerka sonkorta dhiiga sido kale Dhagayaraha waxaa ku jira maado loo yaqano Nigrisin, oo caawisa inay unugyadu u qaataan sokorta si fiican una habeyso soo-saarka insulin-ta

10/08/2026

Hadii tintu ku daadanayso agool dartiis waxaan ku hayaa hal dabiici ah oo iskaga dawayn karto agoolka.

09/08/2026

Maxaa jirkaaga ku dhacaya hadii aad isticmaasho haruuda mudo sodon bari ah jirkaagu wuxuu helayaa faaidooyin badan oo caafimaad.

08/08/2026

Samee sadexdaan caado subaxdii markaad hurdada ka soo kacdo waxay kor u qaadayaan caafimaadka guud ee jirkaaga.

08/08/2026

Hadii qanjirka borostaydka ku bararay ama aad xanuun ka dareemayso Cabitaankani wuxuu si degdeg ah u yareeyaa bararka qanjirka prostate-ka. Karkari hal litir oo biyo ah, ku dar hal yaanyo sadex xabo oo toon ah iyo basal kadibna karkari mudo Cab adigoo calool madhan muddo wuxuu si dabiici ah kaaga yarayn karaaa xanuunka aad ka dareemayso qanjirka barastaydka la sii wadaag saaxiibadaa

Xalka lafa xanuunka.
07/08/2026

Xalka lafa xanuunka.

07/08/2026

Hadii aad ka cabanayso lafo xanuun isticmaal sadexdaan cunto waxay kor u qaadaan caafimaad lafaha kow Caano iyo yogurt Waxay hodan ku yihiin kalshiyaam iyo fitamiin D, kuwaas oo muhiim u ah dhismaha iyo adkaynta lafaha labo Kaluunka Waxaad ka helaysaa fitamiin D, iyo borotiin, kuwaas oo taageera caafimaadka lafaha sadex Khudaarta cagaaran sida barookoli Waxay qani ku yihiin fitamiin K, iyo macdano kale oo gacan ka geysta adkaynta lafaha la sii wadaag saaxiibadaa.


• Jumce wanaagsan ku saliya nabigeena muxamed scw scw scw scw scw.
06/08/2026

• Jumce wanaagsan ku saliya nabigeena muxamed scw scw scw scw scw.

Address

Jam Street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share