Eng Warsame

Eng Warsame Ku soo dhowow!

Waxaan ahay hal-abuure caafimaad iyo injineerka biomedical-ka ah oo ku howlan horumarinta xalal casri ah oo kor u qaada daryeelka caafimaadka, gaar ahaan deegaanada aan haysan agab badan.

Assalamu Aleykum Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan idin la wadaagoxog ku saabsan Biomedical Engineering { farsam...
16/06/2025

Assalamu Aleykum
Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan idin la wadaagoxog ku saabsan Biomedical Engineering { farsamada Qalabka Caafimaadka }.
Hordhac ku saabsan Biomedical engineering. Run ahaantii qeybtan ama field gaan waxaad u baran kartaa cilmi ahaan sidoo kale na farsamo ahaan. Waa xirfad aad iyo aad aan ugu baahanahay dalkeena hooyo si gaar ah xarumaha caafimaadka.
waxaad ku fahmi doontaan:
Waa maxay Field gaan?
Maxaa lagu bartaa?
Muxuu muhiim u yahay?
Iyo xogo kale.

fadlan booqo linkigaan
https://engwarsame.com/introduction-to-biomedical-engineering/
lana sii wadaag mahadsanid.

Address

G. P. O.

00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Warsame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business?

Share