Saacid institute of health science computer and languages

Saacid institute of health science computer and languages Welcome to saacid

Hambalyo guud ahaan ardada soomaaliyeed         mustaqbal wacan inshaallah
15/08/2026

Hambalyo guud ahaan ardada soomaaliyeed
mustaqbal wacan inshaallah

machadka howlahiisa wuu sii labo jibaaray .saacid waa hormariyaha bulshada  Aqoon iyo Asluub waa Astaan Teena
08/08/2026

machadka howlahiisa wuu sii labo jibaaray .
saacid waa hormariyaha bulshada

Aqoon iyo Asluub waa Astaan Teena

Maamulka machadka saacid ayaa kaqeyb galay xaflad qalin badalasho ah oo ay kuqalin badalanaayeen ardeyda dufcada 7aad ee...
31/07/2026

Maamulka machadka saacid ayaa kaqeyb galay xaflad qalin badalasho ah oo ay kuqalin badalanaayeen
ardeyda dufcada 7aad ee machadka
Al azhar
maamulka machadka saacid
ayaa hambalyo iyo bogaadin udiray maamulka iyo ardeyda machadka al azhar
markale Hambalyo guuleesta

mirihii machadka saacid Sadiiq mohamud abdi waa wiilkeena aan kusoo toobarnay hami sareeya oo hiigsi leh ayaa kujira hee...
13/07/2026

mirihii machadka saacid
Sadiiq mohamud abdi waa wiilkeena aan kusoo toobarnay hami sareeya oo hiigsi leh ayaa kujira heerkii aan mudo utoobareenay .
machadka waxaa sharaf u ah in ardadii kabaxday machadka hormar ineysameeyaan
sadiiq hiigsi midkaan kasii sareeyo ayaan kuu rajeyneynaa guuleyso

Aqoontu hawaarto

Waa xirfad ugaar ah gabdhaha ayaan soo kordhinay .waxaan udiyaarinay maclimad xirfad uleh barida cilaan saarka .fadlan k...
30/06/2026

Waa xirfad ugaar ah gabdhaha ayaan soo kordhinay .
waxaan udiyaarinay maclimad xirfad uleh barida cilaan saarka .
fadlan kafaa ideyso xirfada ayaa kuu ah Nolosha beri

Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena

kafaa ideysi wacan:Aqoon iyo Asluub waa Astaan Teena
28/06/2026

kafaa ideysi wacan:
Aqoon iyo Asluub waa Astaan Teena

jumco wngsn Aqoon iyo Asluub Waa AstaanTeena
19/06/2026

jumco wngsn
Aqoon iyo Asluub Waa AstaanTeena

13/06/2026

kusoo dhawoow machadka saacid

04/06/2026

Address

Afgoye

Telephone

+252616910902

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid institute of health science computer and languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saacid institute of health science computer and languages:

Shortcuts

Share