Alkowthar eye clinic center

Alkowthar eye clinic center Nagusoo biir oo naguso booqo xarunteena Alkowthar eye clinic center oo ku taala isgoyska Ceelasha biyaha. Mudnaanteena waa caafimaad qabka indhahaaga.

Corneal abrasion
16/08/2025

Corneal abrasion

Alkowthar eye clinic center  ugusoo hagaag adeeg caafimaad tayo badan
29/05/2025

Alkowthar eye clinic center ugusoo hagaag adeeg caafimaad tayo badan

La soco caafimaad qabka indhahaaga oo naguso booqo xarunteena Alkowthar eye clinic center
25/05/2025

La soco caafimaad qabka indhahaaga oo naguso booqo xarunteena Alkowthar eye clinic center

16/05/2025
Jumaca mubarak
16/05/2025

Jumaca mubarak

Wacyigelin Saameynta Iftiinka Moobilka ee IndhahaShaashadaha moobilka, tablet-yada, iyo kombiyuutarrada waxay soo saaraa...
30/04/2025

Wacyigelin

Saameynta Iftiinka Moobilka ee Indhaha

Shaashadaha moobilka, tablet-yada, iyo kombiyuutarrada waxay soo saaraan iftiin buluug ah oo haddii si joogto ah loo eego, waxyeello u geysan kara caafimaadka indhahaaga. Dad badan ma oga halista ka imaan karta isticmaalka xad-dhaafka ah ee qalabkan.

Dhibaatooyinka ugu waaweyna waxaa kamid ah:

1. Daalka indhaha (digital eye strain): madax-xanuun, arag xumo, iyo raaxo darro.

2. Qallaylka indhaha: indhaha oo engega, gubta ama casaada.

3. Hurdo xumo: iftiinka shaashaddu wuxuu carqaladeeyaa hurdada, gaar ahaan habeenkii.

4. Arag oo daciifa

Sidee uga hortagi kartaa?

1. Isticmaal night mode: Moobilkaaga ku shaqee habka "night" ama "blue light filter" si loo yareeyo waxyeellada iftiinka.

2. Raac xeerka 20-20-20: 20 daqiiqo kasta, eeg meel 20 feet ka fogaato muddo 20 ilbiriqsi.

3. Ha isticmaalin moobilka hurdo kahor: Yaree isticmaalka moobilka 1 saac ka hor waqtiga hurdada.

4. Qaado nasasho joogto ah: Haddii aad muddo dheer shaashad eegaysid, sii indhahaaga firaaqo.

Ka taxaddar indhahaaga maanta si aad u aragto si fiican berri!

Waxaan kuu diyaarinnay baadhitaan dhammeystiran oo indhaha ah.

Nala soo xiriir: Alkowthar eye clinic Center.
Cinwaanka:Isgoyska Ceelasha biyaha, Suuqa Safa, Boosteejada Hormuud Dooraale

28/03/2025

Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan

Address

Ceelasha Biyaha
Afgoye
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
18:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 12:00
18:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 12:00
18:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 12:00
18:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 12:00
18:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkowthar eye clinic center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share