Dr. Kassim Haji Hussein

  • Home
  • Dr. Kassim Haji Hussein

Dr. Kassim Haji Hussein "Ku soo dhowaada bogga Dr. Kassim Haji Hussein. 🩺

Waxaan ahay Takhasusle Pathologist ah. Caafimaadkaagu waa mas'uuliyad. 🔬✨"

Boggan waxaan ugu talagalay inaan bulshada Soomaaliyeed kula wadaago aqoon caafimaad oo ku dhisnaan xaqiiqo iyo baaris suuban.

19/02/2026

Ramadaan Mubarak 🌙✨

Waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan idiin rajaynayaa bil caafimaad, nabad iyo dambi dhaaf leh. 🕋🤲

Allow naga aqbal soonka iyo samofalka.

Dr. Kassim Haji Hussein
Pathologist | Nova Diagnostics & Research 🔬🩺

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Kassim Haji Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business?

Share