15/08/2026
CUNA (Dhuun) XANUUN KA IYO GAASKA
Bukanada qaba gaaska markasta sido kale wxaa dhacda ineey kashegtan xanuun soo laalabta oo cuna ah.
Bukan ka badna k**a sheegto calamadaha uu caanka kuyahay gaaska sida olol calosha ah iyo sogadon ash*tada calosha ah.
● Bukaanka wuxu isku arkaya astamahan
↪ qufac mudo socda.
↔️ bukanka markasta wuxu dareemaya in wax dhuunto utagan yihiin.
➡️ inuu manta dhan kuhaya ixixiix
➡️ xab aanan dhamaneyn.
↔️ codka bukaanka oo isbadala.
⛔ codka oo isbadala waxyaalo badan ayaa keena kara hduu 2 isbuuc dhaafana muhim weye baaritaano.
Cunaha uma diyarsana ama maxamili karyo ash*tada iyo dheecamda calosha xataa inyar oo ash*tda ah ayaa keeni karta xanuun cunaha ah.
❌ Qaabka cuntadada oo wax kabadasho iyo daawo aad qaadato waa muhiim hadii dhibtaan aad qabto.
🔴 Like iyo dheh si qof walalkada ah oo talo ubahan ugaarto.
WhatsApp latalin: 61 5075219
Dr Amiin Buubaal