Kheyraad Specialist Hospital

Call

Kheyraad Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kheyraad Specialist Hospital, Medical and health, Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha, Baydhabo.

Cisbitalka Alkheyraad Waxaad Ka Heleysaa Adeegyada Kala Ah: Dhakhtarka Cudurada Guud
& Caruurta, Dhakhtarka Indhaha, Dhakhtarka Haweenka (Gynocologist), Dhakhtarka Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Timaha & Cijiyaha.

18/09/2026

OORE AADAN HASSAN OO 3 maalin ka hor ALKHEYRAAT SPECIALIST HOSPITAL 🏥 LOOGO SAAREY QORI ISHA KAGA JIREY IN MUDO AH BADAN AYAAN KAWAREY SANEY XAALKA IYO ARAG TIDA ISHII LOO HAGAA JIYEY


WAXAA UU INOO SHEEGEY IN MAR KII H**E AY HADA KA WANAAG SAN TAHAY ARAGTI AHAA
LABADIISA ILNA AY HADA WANAAG SAN TAHAY XAGA ARAG TIDA MIDII HADA LOO QALEY KA NADIIF SAN TAHAY

12/09/2026

FADLAN ILAALIYA OO KA ILAALIYA WAX YAABAHA AY DHAGAHA IYO INDHAHA AY ISKA GELI NAYAAN HADII AAD ARAGTO XAALAD CAAFIMAAD
FADLAN USOO GAAR AL KHAYRAAT HOSPITAL 🏥

Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo Waxaa Diyaar Idinku Ah Dhakhtarka Daaweynta Iyo Qaliimada Cudurada Ku Dhaca Indhah...
09/09/2026

Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo Waxaa Diyaar Idinku Ah Dhakhtarka Daaweynta Iyo Qaliimada Cudurada Ku Dhaca Indhaha Iyo Qurxintooda.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir 2888, 0611433344 Ama Nugu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

09/09/2026

DR KUULE DR KA INDHA AL KHAYRAAT HOSPITAL 🏥 AYAA QALIIN INDHO FIIQIS AH U SAMEEY BUKAAN KAYIMID DEGMADA EE GOBOLKA BAAY

09/09/2026

Ogeysiis Ogeysiis

Waxaa La Ogeysiinayaa Dhamaan bulsha weynta ku dhaqan deegaanada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda in dhawaan uu ka howl gali doono Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo dhakhtarka daaweynta iyo qalliimada Dhagaha, Sanka iyo cunaha ENT Specialist Dr. Shariif Nuur Kaas Oo Ka Howl Galaya Cisbitaalada Ugu Waaweyn Ee Magaalada Muqdisho.

Waxyaabaha uu qabanayo dhakhtarka waxaa kamid ah:

1. Daaweynta cudurada ku dhaca dhagaha, sanka iyo cunaha iyo sidoo kale qaliimadooda
2. Daaweynta iyo qurxinta sanka
3. Daaweynta iyo nadiifinta dhagaha iyo maqalka
4. Qalliimada casriga ah ee dhegaha, cunaha iyo sanka ayadoo la adeegsanayo mashiino casri ah oo leesar ah.
5. Daaweynta Quumanka
6. Qaliimada Quumanka
7. Qaliimada Hilibka Sanka ka So baxa.
8. Buufinta Dhegaha Ayadoo la adeegsanayo hab casri ah.
9. Cabirka Maqalka Dhegaha
10. Daaweynta Sanboorka iyo Xasaasiyada.

Hadaba dhamaan Bukaanadii ku xirnaa dhakhtarka ENT-ga ee u aadi jirey magaalada Muqdiaho iyo kuwa cusubba waxaa lagu wargelinayaa inay horey u gaaraan Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo si looga daweeyo cudurada ku dhaca sanka, dhegaha iyo cunaha

Xaruunta waxay ku taalaa kasoo horjeedka shaneemo shantaraale ama saldhig yaraha Baydhabo

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0615665594.

Hadaba Ka Faaideysta Mudada Yar Uu Dr. Shariif Joogo Magaalada Baydhabo Horeyna U Gaara Kheyraad Specialist Hospital.

01/09/2026

Kusoo Dhawaada Kheyraad Specialist Hospital Halkaas Oo Diyaar Idinkugu Yahay Dr. Hassan Nor Dinle Oo Ah Khabiir Ku Takhasusey Daaweynta Iyo Daryeelka Cudurada Maqaarka, Timaha, Xasaasiyada Iyo Cijiyaha.

Waxaana Sidoo Kale Halkan Ka Heleysaan Leesarka Honqorta Loogu Tala Galay.

Fadlan Adna Nasoo Booqo Markaaga Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0615665594.

Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo 🏥 Waxay Diyaar Idinla Tahay Adeegyada Daryeelka, Daweynta Iyo Qalliimada La Xiriir...
01/09/2026

Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo 🏥 Waxay Diyaar Idinla Tahay Adeegyada Daryeelka, Daweynta Iyo Qalliimada La Xiriira Indhaha.

Nagu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

Wixii Faahfaahin Ah Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0612214485.

Kheyraad Specialist Hospital Weli Waxaa Ku Sugan Dr. Hassan Nor Dinle Oo Daweynaya Cudurada Maqaarka, Xasaasiyada, Ciji ...
31/08/2026

Kheyraad Specialist Hospital Weli Waxaa Ku Sugan Dr. Hassan Nor Dinle Oo Daweynaya Cudurada Maqaarka, Xasaasiyada, Ciji Diifka Iyo Tima Daadashada Asagoo Weliba Adeegsanaya Leesarka Honqorta Iyo PRP Micro-Needle.

Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344, 0612214485 Ama Nagu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

30/08/2026

Dr. Shariif Nuur Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Iyo Qaliimada Cudurada Ku Dhaca Dhegaha, Sanka Iyo Dhuunta Ayaa Kusoo Wajahan Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo. Fadlan Ka Faaideyso.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0615665594. Ama Nagu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

Cisbitalka Alkheyraad Waxaad Ka Heleysaa Adeegyada Kala Ah: Dhakhtarka Cudurada Guud
& Caruurta, Dhakhtarka Indhaha, Dhakhtarka Haweenka (Gynocologist), Dhakhtarka Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Timaha & Cijiyaha.

29/08/2026

Hadii aad la dhiban tahay tima daada sho iyo xasaasiyasa nooc yadeeda Kala duwan Al kheyraat hospital 🏥 waaa kuugu diyaar san DR DIINLE OO KAA DAAWEY NAAYO

Address

Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha
Baydhabo
KASOOHORJEEDKASALDHIGYARAHAAMASHALEEMOSHANTRAAL

Telephone

+252611433344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheyraad Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share