Ikhlaas Speciality Hospital

Ikhlaas Speciality Hospital welcome

22/08/2026

π—œπ—žπ—›π—Ÿπ—”π—”π—¦ π—¦π—£π—˜π—–π—œπ—”π—Ÿπ—œπ—§π—¬ π—›π—’π—¦π—£π—œπ—§π—”π—Ÿ
waxaa si hab sami leh ugu socda CAMPAIGN INDHO FIIQIS π—Ÿπ—”π—–π—”π—š π—Ÿπ—”β€™π—”π—”π—‘ AH
HADABA HORI UGAAR XARUUNTA HOSPITAL-KA

Ikhlaas Speciality Hospital

🌿 𝗝𝗨𝗠𝗖𝗔 π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘ πŸ€²πŸ’šAlle ha inooga dhigo Jimcahan maalin barako, naxariis iyo kheyr badan leh.Ikhlaas Speciality Hospita...
20/08/2026

🌿 𝗝𝗨𝗠𝗖𝗔 π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘ πŸ€²πŸ’š

Alle ha inooga dhigo Jimcahan maalin barako, naxariis iyo kheyr badan leh.

Ikhlaas Speciality Hospital πŸ’š

πŸ‘οΈ HAL-XIRAALAHA ARAGGA!Ma garan kartaa kan aan la mid ahayn inta kale? Tijaabi indhahaaga oo eeg sawirka si taxaddar le...
19/08/2026

πŸ‘οΈ HAL-XIRAALAHA ARAGGA!

Ma garan kartaa kan aan la mid ahayn inta kale?

Tijaabi indhahaaga oo eeg sawirka si taxaddar leh πŸ‘€

Haddii aad dareento in araggaagu daciif yahay, indhaha oo daala ama waxyaabaha fog/soo dhowna ay kugu adkaadaan, ha suginβ€”samee baaritaanka indhaha, oo hada La Kulan Dhaqtarkeena Daaweynta INDHAHA

πŸ‘οΈ INDHAHAAGA DARYEEL.!Indhuhu waa qayb muhiim ah oo nolosheena ka mid ah.   si joogto ah u samee baritaan indhaha ah πŸ‘“βœ¨...
11/08/2026

πŸ‘οΈ INDHAHAAGA DARYEEL.!

Indhuhu waa qayb muhiim ah oo nolosheena ka mid ah. si joogto ah u samee baritaan indhaha ah πŸ‘“βœ¨

πŸ”Ή Baaritaanka Indhaha
πŸ”Ή Lens & Frame Qurux Badan
πŸ”Ή Qalliinka Indhaha
πŸ”Ή Daryeelka Indhaha

πŸ“ IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL
Beledweyne, Xaawo Taako β€” Bula Xabley

πŸ“ž 0615830009 | 0621110000

πŸ’™ Caafimaadka indhahaaga waa maalgelinta mustaqbalkaaga.


LA KULAN DHAQTARKA MAQAARKA, TIMAHA IYO CIDIYAHA! ✨Hadii aad ladhibaneyd dhibaatooyinka la xiriira maqaarka, timaha ama ...
02/08/2026

LA KULAN DHAQTARKA MAQAARKA, TIMAHA IYO CIDIYAHA! ✨

Hadii aad ladhibaneyd dhibaatooyinka la xiriira maqaarka, timaha ama cidiyaha.
IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL waxaan kuu haynaa daryeel caafimaad oo casri ah iyo dhakhaatiir khibrad leh.

Waxaan bixinnaa:
βœ… Daaweynta Caabuqa Maqaarka
βœ… Finanka (Acne)
βœ… Baraska
βœ… Xasaasiyadda Maqaarka
βœ… Timo Daadasho
βœ… Cudurrada Cidiyaha

πŸ“žNagala soo xiriir:
615830009 | 621110000

IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL
HEALTH IS WEALTH, SO TAKE CARE OF IT.

π–πŽπ‘π‹πƒ π‡π„ππ€π“πˆπ“πˆπ’ πƒπ€π˜ – πŸπŸ–π­π‘ π‰π”π‹π˜Maalinta Caalamiga ah ee CagaarshowgaCagaarshowgu waa cudur saameeya beerka, balse waa la...
28/07/2026

π–πŽπ‘π‹πƒ π‡π„ππ€π“πˆπ“πˆπ’ πƒπ€π˜ – πŸπŸ–π­π‘ π‰π”π‹π˜

Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga

Cagaarshowgu waa cudur saameeya beerka, balse waa laga hortagi karaa.

βœ… Is baar si joogto ah
βœ… Qaado tallaalka cagaarshowga
βœ… Ka fogow waxyaabaha kordhiya halista cudurka
βœ… La tasho dhakhtar haddii aad dareento calamadaha cagarashowga

πˆπŠπ‡π‹π€π€π’ π’ππ„π‚πˆπ€π‹πˆπ“π˜ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹ Waxuu idinku boorinayaa inaad ilaalisaan caafimaadka beerkiina
Sido kale IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL waxuu qiima dhimis idinku sameynayaa Baritaanka cagaarashowga iyo talalkiisa

🦷 Ilkaha Jabay? Waxaan kuu haynaa Xal! ✨Ha u oggolaan ilig jabay inuu kaa hor istaago dhoolla-caddeyntaada iyo kalsoonid...
21/07/2026

🦷 Ilkaha Jabay? Waxaan kuu haynaa Xal! ✨

Ha u oggolaan ilig jabay inuu kaa hor istaago dhoolla-caddeyntaada iyo kalsoonidaada. Ikhlaas Speciality Hospital waxaan kuu haynaa adeegyo ilko oo tayo leh, si aan u soo celinno quruxda dhoolla-caddeyntaada. 😁🦷

πŸ“Œ Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
βœ… Baaritaan & La-talin
βœ… Nadiifinta Ilkaha
βœ… Daaweynta Ilkaha
βœ… Toosinta Ilkaha (Braces)
βœ… Ilko Gelin (Dental Implants)
βœ… Ilko Soo Saarid

πŸ’™ Daryeel β€’ Kalsooni β€’ Qurux
πŸ“ž Call Center: 615830009 | 621110000
πŸ“ Location: Bulo Xabley, Xaawo Taako, Beledweyn, Hiiraan

Ku dhoola-cadeey kalsooni buuxda! 😁✨
IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL
Health is Wealth, So Take Care of It.

πŸ‘“ Qeybta Ookiyaalaha ee IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL πŸŽ‰ Waxaan si rasmi ah u soo gaarsiinay Frame-yada Carruurta oo tayo s...
18/07/2026

πŸ‘“ Qeybta Ookiyaalaha ee IKHLAAS SPECIALITY HOSPITAL

πŸŽ‰ Waxaan si rasmi ah u soo gaarsiinay Frame-yada Carruurta oo tayo sare leh, loona naqshadeeyay inay carruurtu ku xirtaan si raaxo iyo kalsooni leh.

βœ… Fudud oo raaxo leh
βœ… Naqshado casri ah oo qurux badan
βœ… Adag oo ku habboon isticmaalka carruurta
βœ… Ku habboon muraayadaha aragga

πŸ“ž Nala soo xiriir:
615830009
621110000




🦷 Ku Dhoola Cadeey Kalsooni Buuxda! 😁 Ilkaha caafimaadkoodu waa bilowga dhoola-caddeyn qurux badan. πˆπŠπ‡π‹π€π€π’ π’ππ„π‚πˆπ€π‹πˆπ“π˜ 𝐇...
16/07/2026

🦷 Ku Dhoola Cadeey Kalsooni Buuxda! 😁

Ilkaha caafimaadkoodu waa bilowga dhoola-caddeyn qurux badan. πˆπŠπ‡π‹π€π€π’ π’ππ„π‚πˆπ€π‹πˆπ“π˜ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹ waxaan kuugu haynaa adeegyo tayo sare leh oo ay bixiyaan dhakhaatir khibrad leh.

βœ… Baaritaan & La-talin
βœ… Nadiifinta Ilkaha
βœ… Daaweynta Ilkaha
βœ… Toosinta Ilkaha (Braces)
βœ… Ilko Beeris (Dental Implants)
βœ… Ilko Soo Saarid

πŸ“ž Call Center: 615830009 | 621110000

Waxa isbuuci afaraad si habsami leh usocdo xaruunta hospital-ka taqasuusiga ah EeπˆπŠπ‡π‹π€π€π’ π’ππ„π‚πˆπ€π‹πˆπ“π˜ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹ Qaliimada i...
13/07/2026

Waxa isbuuci afaraad si habsami leh usocdo xaruunta hospital-ka taqasuusiga ah Ee
πˆπŠπ‡π‹π€π€π’ π’ππ„π‚πˆπ€π‹πˆπ“π˜ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹ Qaliimada indha-fiiqista ee lacag la’aanta ah



Address

Buula-xaabley
Beledweyne
2526

Telephone

+252617115500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikhlaas Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ikhlaas Speciality Hospital:

Shortcuts

Share