Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages

Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages Aala-Yaasir Waa Hoyga Barashada caafimaadka Gobalka Hiiraan

28/08/2026

Alxm waxaa Xarunta Dugsiga hoose dhexe ee Aala_Yaasir kasocda diiwaangelinta ardayda Dugsiyada hoose Dhexe fasalka 1aad ilaa 8aad waxii faahfaahin ah Kala xiriir 0614_365316 ama 0619_258814

OGEYSIIS MUHIIM AH.                                           Machadka Aala_Yaasir Yaasir Qeybtiisa Dugsiga hoose dhexe ...
19/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH. Machadka Aala_Yaasir Yaasir Qeybtiisa Dugsiga hoose dhexe waxa uu ogeysiinayaa in uu qaadanayo fasalo cusub oo isugu jira fasalada 1aad ilaa 8aad Diiwaan gelintu waa ay inoo furantahay waxii faahfaahin ah Kala xiriir 0614_365316 013_760030 sidoo kale machadka waxa uu kuyaalaa dhabarka dambe ee iskuulka shiiq maxamed macalin

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Maakulka iyo Macalimiinta Dugsiga waxa uu u hambalyeynayaan dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee k...
15/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Maakulka iyo Macalimiinta Dugsiga waxa uu u hambalyeynayaan dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee kasoo gudubtay imtixaanka qaranka waxaana leenahay hambalyo safarkiinii dheeraa ee aad soo marteen inta dhimana Alle Ha,idin fududeyo

Alxm waxaa maalintii 3aad inoo socda Imtixaankii Fiinaalka oo ay kuqalin jibinayaan arday dhameysatay maadada Caafimaadk...
10/08/2026

Alxm waxaa maalintii 3aad inoo socda Imtixaankii Fiinaalka oo ay kuqalin jibinayaan arday dhameysatay maadada Caafimaadka ee iskuulka Aala_Yaasir Waxaana urajeyneynaa dhamaantood guul wacan iyo darajo Sare I.a

09/08/2026

Mid kamid ah ardayada waxa kabarato iskuulka barashada caafimaadka Aala_Yaasir oo inoo faaideyneyso waxtarka uu lee leeyahay isticmaalka kaniinaga Aspriinka iyo dhibaqtada uu leeyahay iskuulka Aala_Yaasir aqoonta qaala waa itus itaabsii mustaqbal wanaagsan ugu imaaw Aala_Yaasir School QEYBTA 1AAD

01/08/2026

Alxm Maamulka,Macalimiinta iyo ardayda dhigato iskuulka Barashada Caafimaadka Aala_Yaasir Ay gargaar Daawo iyo Baaritaano Usameeyeen Dadka Kunool kaamka Guudlaabe waana laga faaideystay I.a waxaan halkaas kasii wadi doonaa Caawinaada iyo garab istaaga walaalaheena si loo helo bulsho Caafimaad qabto.

01/08/2026

Axm waxaa maanta illaahey inoo fududeeyay inaan deeq Daawo iyo agab Kale geeyno kaamka Barakacayaasha ee Guudlaabe waxaana kafaaideystay Daawadaas iyo baaritaanada Boqolaal dad weyne oo kusugnaa goobtaasi . Insha Allah waana sii wadi doonaa caawinaada Dadkeenna hadafkeenuna waa Bulsha Caafimaad qabto inaan horseedno I.a

Waa mid kamid gargaarkii ugu weynaa ee Loo fidiyo dad weyne kudhaqan kaamka guudlaabe Maanta waxaa maamulka,macalimiinta...
01/08/2026

Waa mid kamid gargaarkii ugu weynaa ee Loo fidiyo dad weyne kudhaqan kaamka guudlaabe Maanta waxaa maamulka,macalimiinta iyo Ardayda iskuuulka Barashada Caafimaadka Aala_Yaasir geeyeen deeq caafimaad oo isugu jira Daawooyin baaritaano iyo qalab Caafimaad oo bilaash ah Kaamka guudlaabe waxaana kafaaideystay boqolaal dadweyne Alxm insha Allah waana sii wadi doonaa caawinaada dadkeena

31/07/2026

Maamulka ,macalimiinta iyo ardayda dhigata Machadka Barashada Caafimaadka ee Aala_Yaasir ayaa maanta deeq daawo ah gaarsiiyay kaamka barakacayaasha ee Guudlaabe waxaana kafaaideystay Boqolaal qof oo baahi weyn uqabay baaritaanadaas iyo daaweyntaas Aala_Yaasir hoyga barashada caafimaadka gobolka hiiraan waana iskuulkii caafimaad ee ugu horreyay ee laga furo gobolka Hiiraan

Machadka Barashada Caafimaadka ee Aala_Yaasir ayaa halkiisa kasii wada tababaradii Ardayda gaar ahaan qeybta Caafimaadka...
20/07/2026

Machadka Barashada Caafimaadka ee Aala_Yaasir ayaa halkiisa kasii wada tababaradii Ardayda gaar ahaan qeybta Caafimaadka waxa kale ee uu Iskuulka qaadanayaa Arday Cusub FIIRI GAAR AH Machadka Aala_Yaasir maalinta qamiista iyo jimcaha iskuul lacag la aan ama bilaash waxii faahfaahin ah Kala xiriir 0615_528674

Address

Irida Aamin Street Near Shekh Mohamed Mo, Alim School
Beledweyne

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 13:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613760030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages:

Shortcuts

Share