Rugsan Pharmacy & Clinic

Rugsan Pharmacy & Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rugsan Pharmacy & Clinic, Medical and health, is goyska jarka, Borama.

🌟 Rugsan Pharmacy & Clinic   🌟💊 Waxaad Kahelaysaa    &   tayo sare leh oo loogu talagalay:👶 Caruurta🧑 Dadka waaweyn✨ Wax...
22/05/2026

🌟 Rugsan Pharmacy & Clinic 🌟

💊 Waxaad Kahelaysaa & tayo sare leh oo loogu talagalay:

👶 Caruurta
🧑 Dadka waaweyn

✨ Waxaad ka heli kartaa supplements-ka ka caawiya:

✅ Timaha & quruxda maqaarka
✅ Dheefshiidka jidhka
✅ Xoojinta lafaha & murqaha
✅ Kor u qaadida hurdada wanaagsan
✅ Kordhinta tamarta jidhka
✅ Taranka Rag iyo Dumarba

👶 -ka :

✔️ Hagaajinta appetite-ka (amateedka)
✔️ Ka hortagga nafaqo-yarida Caruurta
✔️ Kobcinta maskaxda, fahanka & aragga indhaha

🩺 Haddii aad u baahan tahay:
✔️ Talooyin caafimaad
✔️ Supplement-ka kugu habboon

📞 Fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp numberkan👇

📱 063-4551611

  waxay u baahan yihiin   iyo   si ay u helaan:✅ Korriin caafimaad leh✅ Amateed fiican ✅ Maskax iyo awood fiican✅Firfirc...
19/05/2026

waxay u baahan yihiin iyo si ay u helaan:
✅ Korriin caafimaad leh
✅ Amateed fiican
✅ Maskax iyo awood fiican
✅Firfircooni iyo tamar maalinle ah ✨

👉U dooro ilmahaaga vitamins tayo leh oo dhadhan macaan leh — si ay caafimaad iyo farxad kuugu muujiyaan ✨💛

Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

🌟 Rugsan Pharmacy & Clinic  🌟💊 Waxaad Kahelaysaa    &   tayo sare leh oo loogu talagalay:👶 Caruurta🧑 Dadka waaweyn✨ Waxa...
18/05/2026

🌟 Rugsan Pharmacy & Clinic 🌟

💊 Waxaad Kahelaysaa & tayo sare leh oo loogu talagalay:

👶 Caruurta
🧑 Dadka waaweyn

✨ Waxaad ka heli kartaa supplements-ka ka caawiya:

✅ Timaha & quruxda maqaarka
✅ Dheefshiidka jidhka
✅ Xoojinta lafaha & murqaha
✅ Kor u qaadida hurdada wanaagsan
✅ Kordhinta tamarta jidhka
✅ Taranka Rag iyo Dumarba

👶 -ka :

✔️ Hagaajinta appetite-ka (amateedka)
✔️ Ka hortagga nafaqo-yarida Caruurta
✔️ Kobcinta maskaxda, fahanka & aragga indhaha

🩺 Haddii aad u baahan tahay:
✔️ Talooyin caafimaad
✔️ Supplement-ka kugu habboon

📞 Fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp numberkan👇

📱 063-4551611

Faa idooyinka Guud  ee  Omeg 3✅ waxay  taageerta  Kala goysyada,Maskaxda,iyo Wadnaha ✅ Waxay  kor uqaada  Caafimaadka  i...
18/05/2026

Faa idooyinka Guud ee Omeg 3
✅ waxay taageerta Kala goysyada,Maskaxda,iyo Wadnaha
✅ Waxay kor uqaada Caafimaadka indhaha(Araga) iyo Maqaarka
✅ Waxay ufiicantahay Xasuusta iyo Fahamka Yar iyo Waynba

and
Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

    iyo     sida ✅Yareynta daadashada timaha✅Kordhinta dhumucda timaha✅Daryeel & nafaqo siin✅koritaanka timaha cusub.Xoo...
16/05/2026

iyo sida
✅Yareynta daadashada timaha
✅Kordhinta dhumucda timaha
✅Daryeel & nafaqo siin
✅koritaanka timaha cusub.
Xoojinta xididdada timaha

✅ Qurxinta Maqaarka
✅ qalaylka maqaarka
✅ duduubka wajiga
Iyo Dhamaan Qurxinta Maqaarka

Waxaad kahelydaa Xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

     Dildilaaca ama qarqaraxa  jidhka badanaa lagu arkaa caloosha, bowdyaha, gacmaha, naasaha, ama dhabarka.Sababaha ugu...
15/05/2026

Dildilaaca ama qarqaraxa jidhka
badanaa lagu arkaa caloosha, bowdyaha, gacmaha, naasaha, ama dhabarka.

Sababaha ugu badan waxaa ka mid ah:
✅Miisaan si degdeg ah u kordha ama u dhaca
✅Uur
✅Koritaanka dhalinyarada
✅Jimicsi iyo murqo koror degdeg ah
✅Isbeddel hormoonno

✨ Macasalaamo Stretch Marks! ✨
Cream-keennu wuxuu ka caawiyaa maqaarka: ✔ Yaraynta dildilaaca jirka
✔ Jilicsanaan & qoyaan dabiici ah
✔ Soo celinta quruxda maqaarka
Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

Waqtigan aynu joogno,  -ka taageera   iyo   aadbay muhiim u yihiin si caafimaadkeennu u noqdo mid xooggan oo dhamaystira...
13/05/2026

Waqtigan aynu joogno, -ka taageera iyo aadbay muhiim u yihiin si caafimaadkeennu u noqdo mid xooggan oo dhamaystiran.

Cabashooyinka inta badan la arko waxaa ka mid ah:
✅Lafo xanuun joogto ah
✅Murqo xanuun ama murqo daciifnimo
✅Daal iyo tamar yari
✅Caajis badan
✅Kala goysyo xanuun
✅ Ilko daciifa ama xanuuna
✅Lugaha ama dhabarka oo ku xanuuna
✅Hurdo la’aan ama jir daal badan
✅ Isku buuq iyo feejignaan yari
👉Astaamahani mararka qaar waxay tilmaamayaan in jirku u baahan yahay , D3 iyo nafaqooyin muhiim ah oo taageera caafimaadka lafaha, murqaha iyo difaaca jirka.
Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

  waxay u baahan yihiin   iyo   si ay u helaan:✅ Korriin caafimaad leh✅ Amateed fiican ✅ Maskax iyo awood fiican✅Firfirc...
12/05/2026

waxay u baahan yihiin iyo si ay u helaan:
✅ Korriin caafimaad leh
✅ Amateed fiican
✅ Maskax iyo awood fiican
✅Firfircooni iyo tamar maalinle ah ✨

👉U dooro ilmahaaga vitamins tayo leh oo dhadhan macaan leh — si ay caafimaad iyo farxad kuugu muujiyaan ✨💛

Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

💪 Kor u qaad     & caafimaadka     iyo  ! -ka iyo  -ka taageera tayada shahwada, tirada s***m-ka,👇✅ Zinc – taageera test...
11/05/2026

💪 Kor u qaad & caafimaadka iyo !
-ka iyo -ka taageera tayada shahwada, tirada s***m-ka,👇

✅ Zinc – taageera testosterone & s***m caafimaad qaba
✅ Vitamin C – difaac antioxidant ah oo xoojiya s***m-ka
✅ Vitamin E – kor u qaada dhaqdhaqaaqa shahwada
✅ Vitamin D – taageera hormoonnada taranka
✅ Maca Root – kordhiya tamarta & rabitaanka galmada
✅ L-Arginine – wanaajiya wareegga dhiigga & awoodda jirka
🌿 Isku darkan nafaqada leh wuxuu taageeraa caafimaadka taranka si dabiici ah.
🔥 Tamar • Tayo • Kalsooni

Waxaad kahelaysa Xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

   waxay si joogto ah ugu baahan yihiin   iyo   si ay  uhelaan✅Amateed  fiican ✅Korriin  fiican✅Difaaca jidhka oofiican ...
10/05/2026

waxay si joogto ah ugu baahan yihiin iyo si ay uhelaan
✅Amateed fiican
✅Korriin fiican
✅Difaaca jidhka oofiican
✅fahan iyo maskax fiican
👉 Uqaad Ilmahaaga Nafaqo Dhamaystiran

Waxaad kahelaysaa Xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
063-4551611

❗️Ma dareentaa astaamahan⁉️✔️ Hurdo yaraan✔️ Caajis joogto ah✔️ Tamar la’aan iyo jidh daciif ah✔️ Rabitaan la’aan (amate...
09/05/2026

❗️Ma dareentaa astaamahan⁉️
✔️ Hurdo yaraan
✔️ Caajis joogto ah
✔️ Tamar la’aan iyo jidh daciif ah
✔️ Rabitaan la’aan (amateed xumo)
✔️ Daal aan kaa tagayn
✔️ Jidhka oo ku gubaya sida qandho qarsoon
✔️ Timo daadasho
✔️ Maqaarka oo qalala
✔️ Wadno garaac degdeg ah
✔️ Lafaha iyo murqaha oo ku xanuuna

⚠️ Haddii aad isku aragto dhowr ka mid ah , fariintu waa cadahay:
👉 Jidhkaagu wuxuu kuu sheegaya inuu u baahan yahay NAFAQO DHAMEYSTIRAN!
💪 Kaabayaasha nafaqada saxda ah waxay kaa caawin karaan: ✨ Kordhinta tamarta
✨ Xoojinta difaaca jirka
✨ Qurxinta maqaarka iyo timaha
✨ Soo celinta firfircoonidaada maalinlaha ah
🌿 Ha iska indha tirin calaamadaha jidhkaaga—daryeel maanta, si aad berri u caafimaad qabto!

Laxidhiidh Xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic Si aad uhesho Talo ama wac WhatsApp 063-4551611

Address

Is Goyska Jarka
Borama

Telephone

+252634551611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugsan Pharmacy & Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rugsan Pharmacy & Clinic:

Share