Premium Skin Clinic

Premium Skin Clinic "Kusoo dhawaada Premium Skin Clinic oo aad ka heli doonto daawooyinka maqaarka iyo cosmetics tayadooda sareyso!"

Xarunta Cudurada Maqaarka iyo timaha waxaa lagu daaweeyaa:Cuncunka/Xajiin/XasaasiyadCambaartaQawwadkaAgoolkaFinankaHaara...
16/12/2021

Xarunta Cudurada Maqaarka iyo timaha waxaa lagu daaweeyaa:

Cuncunka/Xajiin/Xasaasiyad
Cambaarta
Qawwadka
Agoolka
Finanka
Haaraha IWL.

Xarunta waxay ku taalaa wadada Masjid Rawda kasoo horjeedka Xawaalada Iftin.

Waxaad lagala soo xiriiri kartaa numbaradaan:

5243168 ama 7563874.

Waxaa muhiim ah markaad shaambo ku dhaqdid timaha inaad ka daba isticmaashid doobi-shaambo (conditioner).Faa'iidada ay l...
20/06/2021

Waxaa muhiim ah markaad shaambo ku dhaqdid timaha inaad ka daba isticmaashid doobi-shaambo (conditioner).

Faa'iidada ay leedahay waxa weeye shaambada waxay timaha ka qaadaa saliida difaaca u ah, waxayna timaha ka dhigta qaleyl, hadii laakin aad ka daba isticmaasho doobi-shaambo (conditioner), timaha waxay kusoo celineysaa saliid/dufan, waxayna ka dhigaysaa timahaada:

✅ Jileec
✅ Midabka ayay usoo celin
✅ waxay ka hortagaysa googoo'a timaha
✅ Timaha way furfureysaa
✅ Timaha bixidooda ayay ka qayb qaadan
✅ Iyo faaii'dooyin kale oo badan.

Waxaad ku garan kartaa inay khalad tahay in aad shaambo kaliya timaha lagu dhaqo, shaambo walba waxaa la socda doobi-shaambo.

#252

Hadii aad ka shakisan tahay tiradaan in ka badan iney maalinti kaa daahdo fadlan u tag dhakhtar maqaar oo ku dhow.     #...
07/04/2021

Hadii aad ka shakisan tahay tiradaan in ka badan iney maalinti kaa daahdo fadlan u tag dhakhtar maqaar oo ku dhow.

#252

⚠️ KAREEMADA KOR KU SAWIRAN ISKA ILAALI❗Waxaa laga helay maado sun ah oo la yiraahdo MERCURY, waxaana mamnuuc caalamka k...
01/04/2021

⚠️ KAREEMADA KOR KU SAWIRAN ISKA ILAALI❗

Waxaa laga helay maado sun ah oo la yiraahdo MERCURY, waxaana mamnuuc caalamka ka ah in kareem lagu daro MERCURY ka badan 1 ppm.

Hadaba aan fiirnino kareemadaan inta MERCURY laga helay.

White Pearl Plus Cream: 93ppm

Faiza Beauty Cream: 590.45ppm

Golden Pearl Cream: 654.13ppm

Goree Cream: 755.85ppm

Chandni Whitening Cream: 6,800-14,000 ppm

Noor Herbal Beauty Cream: 16,000ppm

New Face Whitening Cream: 16,000ppm

Waxaa kaloo laga helay daawo kale oo aan la ogoleyn 5ppm ka badan in lagu daro cosmetics-ka oo la yiraahdo Hydroquinone.

Dhibaatooyinka ay ku keeni karaan maadooyinkaan waxaa kamid ah:

⛔ Haaro, guduud, iyo finan

⛔ Xasaasiyad

⛔ Gariir

⛔ Aragaada iyo Maqalkaada inay saameeyaan

⛔ Ilowshiiyo

⛔ Depression/Murugo/Welwel

⛔ Kabuubiso oo laga dareemiyo faraha iyo afka

⛔ Kalyaha iyo Beerka inay dhibaato ku yeeshaan.

Marka walaal iska ilaali kareemadaan.

Biyaha iyo sabuunta/oomada badan jirka wey qalajiyaan, marka kahortag ahaan, mar walbe aad wax dhaqeysid, gacma gashi xi...
25/02/2021

Biyaha iyo sabuunta/oomada badan jirka wey qalajiyaan, marka kahortag ahaan, mar walbe aad wax dhaqeysid, gacma gashi xiro!

Address

Wadada Rowda, Kasoo Horjeedka Iftin Bank
Bosaso

Opening Hours

Monday 08:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Saturday 08:00 - 19:00
Sunday 08:00 - 19:00

Telephone

+252905243168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Premium Skin Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share