Al-Basar Eye Clinic

Al-Basar Eye Clinic Al-Basar Eye Clinic

Al-Basar Eye Clinic bosaso waxa kugu Diyaar Ah Okiyaalayal Cusub Tayadooduna Sarayso Dhamaan Macaamishena H**e Waxa loo ...
13/04/2026

Al-Basar Eye Clinic bosaso waxa kugu Diyaar Ah Okiyaalayal Cusub Tayadooduna Sarayso Dhamaan Macaamishena H**e Waxa loo Samayn doona Qiime dhimis Ay ku Farxaan waxana La Heli Karaa Okiyaalayaashan iyagoo Cabir Leh Iyo Iyaga Oo an Cabir lahayn Labbadaba
Fadlan booqo Xarunteena Kasoo horjeedka Creams
Phone number 0906902858 ama 7723773 ama 0907965944
Kuso dhowow

Eid Mubaraka Dhamaan umada muslimiinta ah Gaar ahaan Umadda Somaaliyeed
19/03/2026

Eid Mubaraka Dhamaan umada muslimiinta ah Gaar ahaan Umadda Somaaliyeed

19/03/2026

πŸ‘οΈ Daryeelka Caafimaadka Indhaha Carruurta Maalmaha Ciida

Muuqaal kooban oo ka hadlaya khataraha ay carruurtu kala kulmi karaan ciyaaraha Ciida, gaar ahaan bistooladaha kuusha lagu rido, kuwaas oo sababi kara dhaawacyo indhaha ah.

πŸŽ™οΈ Waxaa soo jeedinaya: Dr. Maxamud Cabdullaahi Bile
πŸ₯ Xarunta: Al-Basar Eye Clinic

πŸ‘‰ Fadlan waalidiinta ha ka taxaddaraan, kana ilaaliyaan carruurtooda wax kasta oo halis gelin kara araggooda.

Chumca Mubarak Dhammaan Bahda Al-Basar eye Clinic Boosaaso.
06/03/2026

Chumca Mubarak Dhammaan Bahda Al-Basar eye Clinic Boosaaso.

Computer Vision  Syndrome (Cvs) || Cudurkani Waxa Uu Sababi Karaa Daal  Badan Oo indhdha ah
05/03/2026

Computer Vision Syndrome (Cvs) || Cudurkani Waxa Uu Sababi Karaa Daal Badan Oo indhdha ah

Maantaba indhahaaga cabir oo nagu soo Booqo Xaruunteena Al-Basara eye Clinic
22/02/2026

Maantaba indhahaaga cabir oo nagu soo Booqo Xaruunteena Al-Basara eye Clinic

π‘πšπ¦πšππšπšπ§ 𝐀𝐚𝐫𝐒𝐒𝐦 :-Maamulka iyo Hawl wadeennada Al-Basar Eye Clinic  waxay  Hambalyo ku aaddan Bisha barakaysan ee Ramada...
17/02/2026

π‘πšπ¦πšππšπšπ§ 𝐀𝐚𝐫𝐒𝐒𝐦 :-
Maamulka iyo Hawl wadeennada Al-Basar Eye Clinic waxay Hambalyo ku aaddan Bisha barakaysan ee Ramadaan u dirayaan dhammaan Ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan , gaar ahaan Umadda somaaliyeed.
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa Bil cibaado, Naxariis, is-cafin iyo isu-tanaasul , Waxaan Alle ka baryaynaa in uu inaga aqbalo Soonka, Salaadda, Ducada iyo dhammaan camalka suubban, kana dhigo Ramadaantan mid Nabad, Barwaaqo iyo Midnimo ku reebta qalbiyadeenna iyo dalkeenna.

10/02/2026

Welcome to Albasar eye clinic Bosaso

Biyaha indhaha ku furma waa xaalad khatar ah oo saamayn karta aragaaga hadii aan si deg deg ah loo dawayn
03/02/2026

Biyaha indhaha ku furma waa xaalad khatar ah oo saamayn karta aragaaga hadii aan si deg deg ah loo dawayn

Hadii Aad Qabto Cudurka Sonkorta indhahaagu waxay u baahan yihiin hubin sanadle ah.
22/01/2026

Hadii Aad Qabto Cudurka Sonkorta indhahaagu waxay u baahan yihiin hubin sanadle ah.

Address

Bosaso, Wadada Laamiga Ah Ee Bangiga Dhabarkiisa Marta, Kasoo Horjeedka Creams Ama Xarunta Cashuuraha Bariga
Bosaso

Telephone

+252907741238

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Basar Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share