03/09/2026
Prof. Abdirisak Hospital
Wuxu bulshada ugu bishaaraynaynaa in maalinka Khamiista ay diyaar yihiin adeegyo free ah:
1. Dhakhtar ka Dumar ah
π» Computer-ka waa FREE
2. Dhakhtarka Carruurta
πͺͺ Card-ka waa FREE
3. Dhakhtarka Dadka
π©Ί Waaweyn Card-ka waa FREE
π Goobta: Juba Street / Maqaska Area
π Nala soo xiriir:
+252 907303344
05821045
π§ Email: [email protected]