Shifa Al-Jazeera

Shifa Al-Jazeera Your Health is our Priority

05/07/2025

Dr awkoonbe

24/03/2025

Child abuse
waa dhibaato xanuun badan oo saameyn weyn ku yeelata carruurta. Waxaa lagu qeexaa wax kasta oo dhaawacaya ama halis gelinaya caafimaadka jirka ama maskaxda ilmaha, si ula kac ah ama dayacaad ahaan.

Noocyada Child Abuse:
1. Jirdil (Physical Abuse): Garaacid, gubid, ama dhaawac si ula kac ah loogu geysto ilmaha.
2. Xadgudub Galmo (Sexual Abuse): Kufsi, taabasho aan habboonayn, ama carruurta lagu qasbo ficillo galmo.
3. Dhibaato Maskaxeed (Emotional/Psychological Abuse): Hadallo ama ficillo dhaawacaya sharafta iyo maskaxda ilmaha, sida aflagaaddo joogto ah ama cabsi gelin.
4. Dayacaad (Neglect): Qofka ilmaha mas’uulka ka ah oo dayaca baahiyihiisa aasaasiga ah sida cunto, hoy, waxbarasho, ama daryeel caafimaad.

Saamaynta Child Abuse:
• Dhibaato maskaxeed iyo xanuun nafsi ah (stress, depression, PTSD)
• Dhibaatooyin jidheed (dhaawacyo joogto ah, dhibaato korriin)
• Xiriir xun oo bulsho iyo dhibaato waxbarasho

Sidee Looga Hortagi Karaa?
• In la wacyigeliyo waalidiinta iyo bulshada
• In carruurta la baro xuquuqdooda iyo sida ay caawimaad u raadsan karaan
• In la adkeeyo sharciga ka hortagga xadgudubyada carruurta
• In qof kasta uu ka falceliyo marka uu arko ama maqlo ilma la dhibaateynayo

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧: 𝐖𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐒𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐉𝐢𝐤𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮 𝐉𝐢𝐫𝐚Jikada waa halka aan cuntooyinka caafimaadka leh ku diyaarinn...
10/02/2025

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧: 𝐖𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐒𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐉𝐢𝐤𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮 𝐉𝐢𝐫𝐚
Jikada waa halka aan cuntooyinka caafimaadka leh ku diyaarinno, balse waxaa jira waxyaabo sun ah oo halis ku ah caafimaadkeena. Waa muhiim in bulshada lagu wacyi geliyo halista waxyaabahan si looga fogaado dhibaatooyinka caafimaad.
1. (Non-Stick Pans)
Waxay Leeyihiin: Kiimikooyin PFAS oo la yiraahdo "forever chemicals"
Khatarta Caafimaad:
Waxyeello ku timaada hormoonka thyroid-ka
Eczema (finan xanuunsada oo maqaarka kaso baxa)
Nidaamka difaaca jirka oo hoos u dhaca
Talo: U beddel dhoobo (ceramic), birta ah (stainless steel), ama birta culus (cast iron).
2. Plastic Cutting Boards
Waxay Leeyihiin: Microplastics (caag yaryar oo aan la arki karin)
Khatarta Caafimaad:
Halista kansarka
Waxyeello DNA-ga
Dhibaato ku timaada neerfayaasha iyo habka taranka

𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐰𝐨𝐝𝐝𝐚 𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚    𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝, 𝐡𝐚𝐛-𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚, ...
10/02/2025

𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐰𝐨𝐝𝐝𝐚 𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚

𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝, 𝐡𝐚𝐛-𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚, 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚, 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐚. 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐝𝐨 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚:
𝟏. 𝐂𝐮𝐧𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐊𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚
✅ 𝐋𝐨𝐰𝐬𝐤𝐚 & 𝐐𝐮𝐦𝐛𝐚𝐡𝐚 – 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐳𝐢𝐧𝐜 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐠𝐢𝐧𝐢𝐧𝐞, 𝐤𝐮𝐰𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐭𝐞𝐬𝐭𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫𝐨𝐧𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚.
✅ 𝐌𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚 & 𝐓𝐨𝐨𝐧ta – 𝐌𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚, 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐭𝐨𝐨𝐧t𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮 𝐟𝐮𝐫to.
✅ 𝐊𝐚𝐥𝐥𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 & 𝐔𝐤𝐮𝐧𝐭𝐚 – 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐎𝐦𝐞𝐠𝐚-𝟑 𝐢𝐲𝐨 𝐩𝐫𝐨𝐭𝐞𝐢𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚.
✅ 𝐌𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 & 𝐀𝐯𝐨𝐜𝐚𝐝𝐨 – 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐫𝐮𝐪𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚.
𝟐. 𝐉𝐢𝐦𝐢𝐜𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚
🏋️ 𝐉𝐢𝐦𝐢𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐞𝐠𝐞𝐥
🏃 𝐎𝐫𝐨𝐝 & 𝐒𝐨𝐜𝐨𝐝 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫
🏋️ 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚
𝟒. 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐃𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐚 𝐀𝐖𝐎𝐎𝐃𝐀
🌿 𝐙𝐢𝐧𝐜 𝐒𝐮𝐩𝐩𝐥𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬
👉 𝐔𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐧𝐛𝐚𝐲𝐧𝐭𝐢𝐢: 𝐖𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐤𝐚ra 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐭ada 𝐝𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢ga 𝐣𝐢𝐦𝐢𝐜𝐬𝐢 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭ada, 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 OO 𝐧𝐚𝐟𝐚𝐪𝐨 𝐥𝐞𝐡.

09/02/2025

📢 𝐊𝐀𝐀𝐋𝐀𝐘 𝐊𝐀 𝐇𝐄𝐋 𝐒𝐇𝐈𝐅𝐀 𝐀𝐋𝐉𝐀𝐙𝐄𝐄𝐑𝐀 𝐂𝐋𝐈𝐍𝐈𝐂 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆 𝐓𝐀𝐘𝐎 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐋𝐄𝐇!

🏥 𝐒𝐡𝐢𝐟𝐚 𝐀𝐥 𝐉𝐚𝐳𝐞𝐞𝐫𝐚 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐥𝐞𝐡. 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡, 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐬𝐚𝐱 𝐚𝐡, 𝐚𝐦𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐮 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫

✅ 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐊𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐋𝐞𝐡
✅ 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐃𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡 & 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐒𝐚𝐫𝐞
✅ 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧 & 𝐓𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐋𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐇𝐚𝐥𝐥𝐚𝐲𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐨

📍 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪: 𝐒𝐡𝐢𝐟𝐚 𝐀𝐥 𝐉𝐚𝐳𝐞𝐞𝐫𝐚 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜
📞 𝐋𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐋𝐨𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: 𝐊𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐫-𝐣𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐧 𝐇𝐨𝐮𝐬𝐞 𝐂𝐨𝐟𝐟𝐞. 𝐚𝐦𝐚 𝐞𝐱 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: 𝟗𝟎 𝟕𝟓𝟔𝟕𝟐𝟐𝟐 𝐚𝐦𝐚 𝟗𝟎𝟕𝟓𝟔𝟒𝟐𝟐𝟐
🩺 𝐒𝐡𝐢𝐟𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐊𝐮𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐰!

Kaalay Nala dhoola cadee oo qosol ,Ka faaidso adeegyada sanadka cusub.
07/01/2025

Kaalay Nala dhoola cadee oo qosol ,Ka faaidso adeegyada sanadka cusub.

Fursadii ugu qaali sanayd Kaalay qaado taalka cagaarshowga (HBv). Location :  ex digfeer hospital ama daryeel.  Ka so  h...
07/01/2025

Fursadii ugu qaali sanayd Kaalay qaado taalka cagaarshowga (HBv).

Location : ex digfeer hospital ama daryeel. Ka so horjeedka bun house

Qofka ilkaha loodhaqay iyo isbedelka kuyimi fadlan addna nasoogaar saanu ilkaha kuugu caddayno.
29/12/2024

Qofka ilkaha loodhaqay iyo isbedelka kuyimi fadlan addna nasoogaar saanu ilkaha kuugu caddayno.

26/12/2024

Dr afka iyo ilkaha
DR AHMED ABSHIR
Oo ka howlgala Xarunta shifa al- jazeera Dental. clinic
WAA Dr khibrad sare uleh mihnadaa oo mudo badan kashaqaynaayey

Location: Kasoo hor-jeedka Bun House Coffe.
Kala xiriir: 90 7567222 ama 907564222

17/12/2024

Dr. Meygaag iyo Adeegyada caafimad ee Xaruunta Shifa Al-Jazeera Boosaso.👇

Location: Kasoo hor-jeedka Bun House Coffe.
Kala xiriir: 90 7567222 ama 907564222

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifa Al-Jazeera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share