Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Isbitaalka Lafaha ee Bilcil waa isbitaalkii u horeeyey ee taqasuskiisu yahay lafaha.

shaqooyinka uu qabto kamid ah.
● kabista lafaha
○ badslida miskah.
■ Saarida rasaast/ daawaynta dhawacyada
□ Qaliimada guud.
■Daawaynta cudurada guud/HAWEENKA

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 🏥 Waxaan kuu haynaa daryeel caafimaad oo takhasus leh iyo Qaliin casri ah oo  la xirii...
12/08/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 🏥
Waxaan kuu haynaa daryeel caafimaad oo takhasus leh iyo Qaliin casri ah oo la xiriira lafaha iyo kala-goysyada,

Before & After X-ray Images🩺

📞 La xiriir Isbitaalka si aad u hesho xog dheeraad ah iyo ballan caafimaad.

+25290-7171743 / 906 798 477

Maanta waxaa si toos uga hawlgalaya Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo,  Dr. Cabdicasisla kulan , Dr Cabdicasis oo hel Da...
11/08/2026

Maanta waxaa si toos uga hawlgalaya Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo, Dr. Cabdicasis
la kulan , Dr Cabdicasis oo hel Daaweyn iyo Talooyin la xiriira indhaha

🔔Bishaaro Bishaaro𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐦𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐰𝐚𝐚𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐢𝐧 Isbitaalka L...
09/08/2026

🔔Bishaaro Bishaaro

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐦𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐰𝐚𝐚𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐢𝐧 Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲𝐨 𝐃𝐫 𝐀𝐁𝐃𝐈𝐑𝐀𝐇𝐌𝐀𝐍 𝐗𝐚𝐛𝐢𝐢𝐛 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐪𝐚𝐬𝐮𝐬𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐈𝐍𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥-𝐚𝐳𝐢𝐳 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞,

𝘿𝙝𝙖𝙠𝙝𝙩𝙖𝙧𝙠𝙪 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙪𝙪 𝙦𝙖𝙗𝙖𝙣𝙮𝙖𝙖 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙙𝙚𝙚𝙜𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙣𝙙𝙝𝙖𝙝𝙖
✅Baaritaanada iyo daawayntada xanunada indhaha,
✅Latacaalidda dhaawacyada indhaha,
✅Sixida cilladaha araga iyo cabirka indhaha,
✅ Talo bixin la xiriirta ilaalinta badqabka indhaha iyo aragga

𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐮𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐮𝐫𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚. 𝐃𝐫 𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐧 Lafaha ee BILCIL-Carmo

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo  waxaa ka hawl-gala dhakhaatiir khibrad uleh 𝗧𝗼𝗼𝘀𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗼𝗼𝗰𝗮waxaa sameynaa 𝗾𝗮𝗹...
08/08/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo waxaa ka hawl-gala dhakhaatiir khibrad uleh 𝗧𝗼𝗼𝘀𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗳𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗼𝗼𝗰𝗮
waxaa sameynaa 𝗾𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝘀𝗮𝘅 𝗮𝗵.



nagala soo xiriir wixii faah faahina +25290-7171743 / 906 798 477

𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 :-✅𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗟𝗔𝗙𝗔𝗛𝗔.Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo waxaa markas...
05/08/2026

𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 :-
✅𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗟𝗔𝗙𝗔𝗛𝗔.
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo waxaa markasta kuugu diyaar ah dhakhaatiirta Qaliimada lafaha oo khibrad leh
________________________
nagala soo xiriir wixii faah faahina +25290-7171743 / 906 798 477

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚'𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐛𝐨𝐰𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐞𝐞𝐝𝐚 Be...
06/07/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚'𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐛𝐨𝐰𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐞𝐞𝐝𝐚
Before & After X-ray Images

markasta waxaa diyaar kuu gu ah dhakhaatiir khibrad durugsan uleh qalimada & Kabida Lafaha
𝑪𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒏𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒏𝒂 𝒌𝒐𝒐𝒘𝒂𝒂𝒅
🩺

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477




Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo  𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 Isbi...
27/06/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Markasta waxaa diyaar kuugu ah
Dhakhaatiir khibrad durugsan u leh Daaweynta iyo qaliimada lafaha

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477



Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 Isbit...
20/06/2026

Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐛𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧
Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo Markasta waxaa diyaar kuugu ah
Dhakhaatiir khibrad durugsan u leh Daaweynta iyo qaliimada lafaha

nagala soo xiriir wixii faah faahina
+25290-7171743 / 906 798 477




📣OGEYSIISWaxaan bulshada ku wargelinaynaa in Doc Abdulkadir Mohamed, oo ka tirsan dhakhaatiirta qalliinka ee Isbitaalka ...
08/06/2026

📣OGEYSIIS
Waxaan bulshada ku wargelinaynaa in Doc Abdulkadir Mohamed, oo ka tirsan dhakhaatiirta qalliinka ee Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo, uu dib ugu soo laabtay shaqadiisii kadib fasax 20 maalmood ah.

Dhakhtarku wuxuu hadda si rasmi ah uga bilaabay adeeggiisii caafimaad ee isbitaalka.

Ku soo dhowaada Isbitaalka Lafaha Bilcil Carmo.

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐭𝐫𝐨𝐜𝐡𝐚𝐧𝐭𝐞𝐫𝐢𝐜 𝐅𝐞𝐦𝐮𝐫 𝐅𝐫𝐚𝐜𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐒𝐮𝐜𝐜𝐞𝐬𝐬𝐟𝐮𝐥𝐥𝐲 𝐅𝐢𝐱𝐞𝐝 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐲𝐧𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐝𝐲𝐥𝐚𝐫 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐰 (𝐃𝐂𝐒).𝐀𝐥𝐱𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡, 𝐪𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢 ...
01/06/2026

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐭𝐫𝐨𝐜𝐡𝐚𝐧𝐭𝐞𝐫𝐢𝐜 𝐅𝐞𝐦𝐮𝐫 𝐅𝐫𝐚𝐜𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐒𝐮𝐜𝐜𝐞𝐬𝐬𝐟𝐮𝐥𝐥𝐲 𝐅𝐢𝐱𝐞𝐝 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐲𝐧𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐝𝐲𝐥𝐚𝐫 𝐒𝐜𝐫𝐞𝐰 (𝐃𝐂𝐒).
𝐀𝐥𝐱𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡, 𝐪𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐣𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐃𝐂𝐒 𝐟𝐢𝐱𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧. 𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡.

𝘼𝙡𝙭𝙖𝙢𝙙𝙪𝙡𝙞𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝, 𝙦𝙖𝙡𝙡𝙞𝙞𝙣𝙠𝙖 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙨𝙞 𝙜𝙪𝙪𝙡 𝙡𝙚𝙝 𝙪 𝙙𝙝𝙖𝙘𝙖𝙮, 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙝𝙖𝙜𝙖𝙖𝙟𝙞𝙮𝙖𝙮 𝙟𝙖𝙗𝙠𝙞𝙞 𝙢𝙞𝙨𝙠𝙖𝙝𝙖 𝙞𝙮𝙖𝙙𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙖𝙙𝙚𝙚𝙜𝙨𝙖𝙣𝙖𝙮𝙤 𝘿𝘾𝙎 𝙛𝙞𝙭𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣. 𝘽𝙪𝙠𝙖𝙖𝙣𝙠𝙪 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙘𝙙𝙖𝙖 𝙭𝙖𝙖𝙡𝙖𝙙 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙤𝙤 𝙨𝙤𝙤 𝙠𝙖𝙗𝙖𝙨𝙝𝙤 𝙖𝙝.
Before & After X-ray Images
📍 Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo

Address

Bosaso

Telephone

+252907171743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Lafaha ee BILCIL-Carmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share