Samakal Medical Bosaso

Samakal Medical Bosaso Samakal Medical Bosaso waa xarun caafimad oo heer sare ah

25/04/2026
25/04/2026

Wacyi gelin kusocota dadka ladhiban xanuunka dhiikarka [ Hypertention ]
Dr.mohamed c/qadir yusuf [ Ganey]

17/04/2026

Dr.mohamed c.qadir yusuf dhakhtarka cudurada guud . Kana hawl gala samakaal medical center.

Hanbalyo hanbalyo waxaan umada islaamkaa laqayb saneynaa Farxada ciidul fidriga ilahay haynaka aqbalo acmashaynu soosame...
19/03/2026

Hanbalyo hanbalyo waxaan umada islaamkaa laqayb saneynaa Farxada ciidul fidriga ilahay haynaka aqbalo acmashaynu soosameynay.

Kusoo dhowaada samakal bosaso
18/03/2026

Kusoo dhowaada samakal bosaso

Ramadan kariim
18/02/2026

Ramadan kariim

Samakaal medical center Bosaso waxan hanbalyo udiraynaa dhaman umada muslimkaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan . ...
18/02/2026

Samakaal medical center Bosaso waxan hanbalyo udiraynaa dhaman umada muslimkaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan . Ilahay haynaka aqbalo acmaasha kheyrkaa.

Welcome  samakalKala soo xiriir telka  090 7753297
24/01/2026

Welcome samakal
Kala soo xiriir telka 090 7753297

๐Ÿฉบ SAMAKAAL MEDICAL CENTER๐Ÿ’™ Caafimaadkaaga waa mudnaanteenaWaxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran, tayo sare le...
24/01/2026

๐Ÿฉบ SAMAKAAL MEDICAL CENTER
๐Ÿ’™ Caafimaadkaaga waa mudnaanteena
Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran, tayo sare leh, kana shaqeeya 24/7 si aan kuu daryeelno adiga iyo qoyskaaga.
โœ… 24/7 Adeeg Caafimaad
๐Ÿš‘ Emergency Care
๐Ÿงช Laboratory
๐Ÿ’Š Pharmacy
๐Ÿ“ Goobta: Bosaso
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: +252 907 753 297
๐Ÿ‘‰ Haddii aad u baahan tahay daryeel degdeg ah ama baaritaan caafimaad, nagu soo booqo maanta!




Address

Bosaso
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samakal Medical Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share