Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso

Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso, Medical and health, 757p+GHC, Near masjid Fatima, Bosaso.

Tijaabi arragga immisa lambar baa kaaga muuqda hoos hadee aad si sax ah u arki waydo waxaad o baahan tahay inaad soo boo...
06/06/2026

Tijaabi arragga immisa lambar baa kaaga muuqda hoos hadee aad si sax ah u arki waydo waxaad o baahan tahay inaad soo booqato Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso

Ka ilaali indhahaaga dhibaatada ay keeni karto qorraxda.Soo booqo Xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso oo ka hel muraay...
31/05/2026

Ka ilaali indhahaaga dhibaatada ay keeni karto qorraxda.
Soo booqo Xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso oo ka hel muraayado kaa ilaaliya khatarta qorraxda.

๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888

Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso  waxaa ka hawlgala dhakhtar khibrad u leh cudurrada guud iyo uur ku jirta๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ...
24/05/2026

Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso waxaa ka hawlgala dhakhtar khibrad u leh cudurrada guud iyo uur ku jirta
๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ž
Ku soo dhawoow adeeg caafimaad oo tayo leh iyo daryeel lagu kalsoonaan karo

๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888

20/05/2026

waxaa xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso soo booqday Bukhaari iyo Garaad Sahan, kuwaas oo muddo bil lug ah kusoo marayay deegaannada Puntland, ayaa baaritaan caafimaad oo bilaash ah oo dhinaca indhaha ah ka helay xarunta Dr Shiine Eye Center ee ku taalla Boosaaso.

Aragti cad, indho nasanaya, iyo ilaalin heer sare ahโ€”doorashada saxda ah waa ๐๐ฅ๐ฎ๐ž ๐‚๐ฎ๐ญ ๐†๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ.Ka ilaali indhahaaga iftii...
18/05/2026

Aragti cad, indho nasanaya, iyo ilaalin heer sare ahโ€”doorashada saxda ah waa ๐๐ฅ๐ฎ๐ž ๐‚๐ฎ๐ญ ๐†๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ.
Ka ilaali indhahaaga iftiinka waxyeellada leh adigoo ku raaxaysanaya muuqaal nadiif ah maalin kasta. Dooro tayada aad ku kalsoonaan karto maanta

๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888

๐Œ๐€ ๐Ž๐†๐“๐€๐‡๐€๐˜?๐Ÿ‘‰ Indhahaaga qaybta loo yaqaan โ€œretinaโ€ waa meesha kaliya ee jirka ka mid ah ee dhakhaatiirtu si toos ah uga ...
16/05/2026

๐Œ๐€ ๐Ž๐†๐“๐€๐‡๐€๐˜?

๐Ÿ‘‰ Indhahaaga qaybta loo yaqaan โ€œretinaโ€ waa meesha kaliya ee jirka ka mid ah ee dhakhaatiirtu si toos ah uga arki karaan xididdada dhiigga iyagoo aan qalliin sameyn

14/05/2026

Dr.Shiine iyo arinta cajiibka ah ee dhexmartay bukaankiisa.


Ma ka cabanaysaa xanuunnada cunaha, dhegaha iyo sanka (ENT)?Soo booqo Xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso  , si aad u ...
11/05/2026

Ma ka cabanaysaa xanuunnada cunaha, dhegaha iyo sanka (ENT)?
Soo booqo Xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso , si aad u hesho baaritaan sax ah iyo daaweyn ku habboon.

๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—˜ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก.๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888
07/05/2026

๐—๐—จ๐— ๐—–๐—˜ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก.

๐Ÿ“ž Nagal soo xiriir: 4395587 643888

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ข๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š?Soo booqo xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso  ee magaalada Boosaaso,oo la kulan...
06/05/2026

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐œ๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ข๐ง๐๐ก๐š๐ก๐š?
Soo booqo xarunta Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso ee magaalada Boosaaso,
oo la kulan dhakhtarka indhaha Dr. Abdihaadi Mohamud.

๐Ÿ“ž La xiriir: ๐Ÿ“ฒ4656448 4395585

Address

757p+GHC, Near Masjid Fatima
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Shiine Eye & Clinic Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share