Rooble Cardiology Center

Rooble Cardiology Center Ku xidhnaw xarunta daaweynta xanuunada wadnaha ee DR.ROOBLE CARDIOLOGY CENTRE. BURAO, AFGOYE VILLAGE.

Qaniinyada kaneecada ayaa fidisa xanuunka xumadda ee dengue. Kaneecada la dagaalan.
02/06/2026

Qaniinyada kaneecada ayaa fidisa xanuunka xumadda ee dengue. Kaneecada la dagaalan.

Wadnahaaga xaaladiisa ogow haddii aad la tacaalayso dhiigkar, xanuunka macaanka iyo subaga. Dadka waayeelka ah ayaa iyan...
30/05/2026

Wadnahaaga xaaladiisa ogow haddii aad la tacaalayso dhiigkar, xanuunka macaanka iyo subaga. Dadka waayeelka ah ayaa iyana u baahan in la eego shaqada wadnahooda. Ha sugin inta aad dareemayso wadne-xanuun. Waxa aanu kuu diyaarinay adeeg baadhis ah oo aanu ugu talogalnay qofka jecel in uu ogaado shaqada wadnihiisa. Dadka inta badan nasoo booqdaa waxay yimaadaan iyagoo dareemaya xaalada xaanuun. Ha sugin. Noogu kaalay talobixin iyo dawayn.

03/08/2024

Ku xidhnoow xarunta takhasuska sare ee xanuunada wadnaha,
Fadlan nasoo bookho, wadnahaagana ka war hay.

Landline: 711561

22/07/2024

Ma isku aragtay wadne garaac wakhtiyo gaara yimaada ?!
Ma jiraa dhiig kar marna lagugu sheego marna lagaa waayo ?!

Labadan qalab ee cusub baa wax badan kuu iftiimin doona.

Dhanka hurdada, waxa muhiim ah inuu qofku meel madaw seexdo, waayo, sabab ?Waxa jira qanjidh yar oo maskaxda dhexdeeda k...
05/02/2023

Dhanka hurdada,
waxa muhiim ah inuu qofku meel madaw seexdo, waayo, sabab ?
Waxa jira qanjidh yar oo maskaxda dhexdeeda ku yaala kaas oo loo yaqaan waxa uu inoo soo daayaa hormone loo yaqaan . Waa hormone ka masuulka ah hurdada. Kan waxa lasoo daayaa markaad meel madaw seexato habeenkii. Haddaad laydhka shidato hormone kana wuu tagayaa. Waa sababta hurdada habeenkii uga fiicantahay ta maalinkii.
Haa, cadceedu saameyn wayn bay ku leedahay hormone kan, DOUBLE EFFECT.
Intay soo jeedo lamasoo daayo. Dhanka kale waxay ka qayb qaadataa soodeyntiisa !! siday uga qayb qaadataa waxa weeye maalintii markaad cadceed isku dhigto, 12 saac ka dib ayay stimulate gareysaa hormone kan ! Tusaale: subaxii 9ka subaxnimo haddaad cadceeda isku dhigto waxa dhacda 9ka habeenimo in hormone kan lasoo daayo (waa 12 saac ka dib). Waa sababta cadceeda gelinka h**e uga fiicantahay ta gelinka fanbe.
Dadka waaweyn hurdadu way ku yartahay, sababtu waxa weeye waxa daxalaysta pineal gland ka, sidaas buu hormone kiina ku yareeyaa !
Inta badan daxalka waxa ku keena maadada floride oo receptors badan uu u leeyahay. Waxaana muhiim ah inaad yareysato waxyaabaha flouride ay ku jirto sida dhiiqada cadayga kuwa ay ku jirto maadadani.

Scw, kafaaideyso CARDIAC CHECK UP PACKAGE !Waxanu usoo kordhinay bulshada gobolka togdheer iyo nawaaxigiisa ku nool chec...
11/01/2023

Scw, kafaaideyso CARDIAC CHECK UP PACKAGE !
Waxanu usoo kordhinay bulshada gobolka togdheer iyo nawaaxigiisa ku nool check up dhameystiran oo ay ku ogaanayaan badqabka caafimaadkooda gaar ahaan WADNAHA, IYO UURKU JIRTA . fadlan h**e u gaadh Rooble Cardiology Center .

26/11/2022

Our heart mechanics, never stoped till birth ! alxamdulilaah.

18/10/2022

HYPERTENSION, PART 2, DIAGNOSIS.

DHIIG-KARKA ayaynu dhex mushaaxaynay, caawana iga hoo SADDEXDAN QODOB:

1. DHIIG KAR WAXAAD ODHAN KARTAA MARKA CABBIRKA DHIIGU GAADHO AMA KA BATO 140/90mmHg.

2. Haddaba markuu intaa gaadho hubin bay u baahantahay, saddexdan qodob mid ku kac :

A) Ambulatory BP monitoring (mishiin qofka ku xidhnaanaaya 24hr, celceliska cabirka dhiigana ku siinaaya muddaas)

B) Home BP measurements (Cabirka guriga ayaa ka wacan cabirka xafiiska dhakhtarka)

C) Repeated office BP measurements

3.Kan ugu danbeeya shuruud buu u baahanyahay:
-3-5 cabbir, muddo 2-3 bilood gudahood hadduu cabbirka koobaad u dhaxeeyo 140-160/90-99 (Grade I htn)mudadaasna uu milixda dhaafo socodna sameeyo .

Ama 3-5cabbir muddo 2 usbuuc gudahood ah hadduu cabirka h**e ka badanyahay 140-160/90-99 (grade II or grade III htn)

-In each visit you should take the average of 3 office BP measurements, 1-2 minutes apart.

-Repeated office BP measurements are not needed if there is severe hypertension with evidence of target organ damage ( faalij, wadne wareen, kalyo xanuun etc).

Lasoco part 3,

Fiid wanagsan,Case kii maanta wuxu ahaa HYPERTENSIVE CRISES. Si aynu usii kalasaarno ma urgent baa mise emergence waa in...
15/10/2022

Fiid wanagsan,

Case kii maanta wuxu ahaa HYPERTENSIVE CRISES.
Si aynu usii kalasaarno ma urgent baa mise emergence waa inaynu ogaanaa inuu END ORGAN DAMAGE keenay iyo in kale.

Marka laga hadlaayo classification of hypertension, wadamadu way ku kala duwan yihiin, lkn waxa inoosoo koobay dhammaan guidelineska ay kamidka yihiin: ESC/ESH (Europe) ACC/AHA (North America) LASH (Latin America) , JHG (Japan) and Australia, qolada layidhaahdo INTERNATIONAL HYPERTENSION SOCIETY GUIDELINES.
Thats enough to stick and apply on it.

Subax wanaagsan.Ku: bahda caafimaafka.Suaal: bukaankan hoos cabirkiisu ka muuqdo, stage kii buu yahay dhiig karkiisu ?!
15/10/2022

Subax wanaagsan.

Ku: bahda caafimaafka.
Suaal: bukaankan hoos cabirkiisu ka muuqdo, stage kii buu yahay dhiig karkiisu ?!

Address

Dhanka Koonfureed Ee Misaajidka Afgooye
Burco
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+2522711561

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rooble Cardiology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rooble Cardiology Center:

Share