Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA

Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA VISION:
To empower nurses and midwives in Togdheer to deliver quality and compassionate healthcare for all.

MISION:
To promote professional excellence, capacity building, and collaboration to improve health outcomes in the community.

05/05/2026
HAPPY INTERNATIONAL MIDWIFERY DAY
05/05/2026

HAPPY INTERNATIONAL MIDWIFERY DAY

05/05/2026

HAPPY INTERNATIONAL MIDWIFERY DAY

HAPPY INTERNATIONAL MIDWIFERY DAY.Maanta waa maalin weyn  oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka Adduunka –...
05/05/2026

HAPPY INTERNATIONAL MIDWIFERY DAY.

Maanta waa maalin weyn oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Umulisooyinka Adduunka – 5 May 2026 .

Waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u diraynaa dhammaan umulisooyinka dunida, gaar ahaan umulisooyinka Somaliland oo door muuqda ka qaatay badbaadinta hooyooyin iyo dhallaan badan. Iyagoo la tacaalaya duruufo adag, haddana si hagar la’aan ah ugu heelan shaqadooda, waxay noqdeen tiir muhiim u ah bulshada.

Umulisooyinku ma aha oo kaliya xirfadlayaal caafimaad, balse waa geesiyaal aamusan oo iftiin u noqda nolol cusub, rajona ku beera qoysas badan. Dedaalkooda, dulqaadkooda iyo naxariistooda ayaa ah kuwo mudan qadarin iyo maamuus joogto ah.

Maanta, aynu si gaar ah ugu mahadcelinno, una xusno kaalinta weyn ee ay ku leeyihiin badbaadinta nolosha iyo horumarinta bulshada.

Hambalyo Maalinta Umulisooyinka Adduunka .❤️

27/04/2026

Dadaal badan kadib waxaynu ku guuleysanay inaynu helno xafiis qalabaysan oo uu yeelan doono ururkeenu Nursing and midwifery Association Togdheer Chapter.
Xafiiskaas oo inoo shaqayn doona uusbuuc (week) kasta saddex maalmood, Salaasa, Arbaca iyo khamiis, maalmahaas oo la idiinku shaqayn doono xafiiska diyaarna aanu idiinku nahay anagoo idinka sugayna talo iyo tusaaleba.
Sidookale waxaanu bilawnay registartion kii iyo memship card.

Alla mahadleh .

Consultative meeting for the development Somaliland nursing and midwifery association for five -years strategic plan 202...
17/04/2026

Consultative meeting for the development Somaliland nursing and midwifery association for five -years strategic plan 2026-2030.

Shir wadatashi ah oo loogu talagalay horumarinta Ururka Somaliland Nursing and midwifery Association (SLNMA) ee qorshaha istaraatiijiyadeed ee shanta sano ah 2026-2030.

Address

Burao
Burco
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer Nursing & Midwifery Association - TNMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share