Naafic Hospital Abudwak

Naafic Hospital Abudwak Health care

20/01/2026

Waxaa maalmahaan joogaa NAAFIC HOSPITAL ee degmadda Caabudwaaq Dhakhtar Ciyor (Dr. Ciyow) oo ku taqaqusey Xanuunadda Neerfaha iyo Dhimirka.

Health care

Waa dhaawacyada furan ee uu xaliyo maalinkasta Isbitaalka Naafic ee degmada Abudwak.
30/10/2025

Waa dhaawacyada furan ee uu xaliyo maalinkasta Isbitaalka Naafic ee degmada Abudwak.

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Dhammaan bulsha ku nool deegaana Galmudug, ee la xanuunsan xanuunada Neerfaha iyo dhimirkaWax...
22/09/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dhammaan bulsha ku nool deegaana Galmudug, ee la xanuunsan xanuunada Neerfaha iyo dhimirka
Waxaan imaanaya Naafic Hospital Abudwak Dr. Cumar Ciyor oo ku taqaqusey xanuunada Neerfaha ku dhaha iyo daweyntooda.

Imaanaya 24/09/2025

  Hospital Abudwak Maanta oo taariikhdu tahay 28/08/025, waxaa Isbitaalka noogu yimid bukaan 7 jir ah, kaas oo la xanuun...
28/08/2025

Hospital Abudwak
Maanta oo taariikhdu tahay 28/08/025, waxaa Isbitaalka noogu yimid bukaan 7 jir ah, kaas oo la xanuun sanaa abscess aad ubadan.
Waxaana usameyney in aan ka dilaacino oo aan ka shubno malaxdaas aadka ubadan (pus drainage).

Ku Soo Dhawow Naafic Hospital Abudwak  Trouma iyo Gudniinka wiilasha oo casri ah.
23/08/2025

Ku Soo Dhawow Naafic Hospital Abudwak Trouma iyo Gudniinka wiilasha oo casri ah.

26/05/2025

Maxamed Cali Nuur oo Muddo la xanuunsanaa bir Isha ka gashay oo Naafic Hospital Abudwak si taba rucaad ah uga Soo baxshey.

Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Qaado Tallaalka Cagaarshowga inta aad caafimaadka qabto.
26/05/2025

Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis Qaado Tallaalka Cagaarshowga inta aad caafimaadka qabto.

Address

WAAXDA 5TA VILLO XAAFADA HORSEED CABUUDWAK
Cabuud Waaq

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naafic Hospital Abudwak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share