DR Shiine Optical Galkacyo Branch

DR Shiine Optical Galkacyo Branch Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DR Shiine Optical Galkacyo Branch, Medical and health, israac, Gaalkacyo.

Jimco wanaagsan
18/09/2026

Jimco wanaagsan

16/09/2026

Baadhitaanka indhaha oo wakhti h**e la sameeyo wuxuu badbaadin karaa
๐Ÿ‘๏ธ Aragga

10/09/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Shacabka reer Galkacyo waxaa la ogeysiinayaa in Dr. Waabari uu dib ugu soo laabtay xarunta Dr. Shiine Optical Galkacyo, halkaas oo uu hadda si rasmi ah uga howlgeli doono.

๐Ÿ‘๏ธโ€๐Ÿ—จ๏ธ Dr. Shiine Optical Galkacyo
Ku soo dhowaada adeegyo caafimaad oo tayo leh.

29/08/2026

Kala duwanaashaha

Pterygium vs Pinguecula

[ Pterygium-ka) waa korriin aan caadi ahayn oo ah unug saddex-xagal u eg oo ka soo baxa conjunctiva-da, kuna fida cornea-da, badanaa dhinaca sanka (nasal side).

Pinguecula waa buro/korriin yar oo jaalle ama caddaan ah oo ka samaysanta conjunctiva-da, badanaa dhinaca sanka ee isha, kuna dhow cornea-da. Cornea-da ma dul fuusho

17/08/2026

Calamaadaha indho qalaylka
( dry eye )

Amblyopia (Isha caajiska ah) waa xaalad hal il ama mararka qaar labada indhoodba aysan si fiican wax u arkin, inkastoo i...
15/08/2026

Amblyopia (Isha caajiska ah) waa xaalad hal il ama mararka qaar labada indhoodba aysan si fiican wax u arkin, inkastoo isha lafteedu u ekaan karto caadi.

Si fudud:
Maskaxda ayaa hal il si fiican uga shaqaysiisa, halka isha kale ay si yar u isticmaasho. Markii ay taasi waqti socoto, ishaas ayaa noqota โ€œcaajis ama gaabisโ€ oo araggeedu wuu daciifaa.

Maxaa sababi kara?
โ€ข Indhaha oo kala jeeda (Strabismus)
โ€ข Arag dhow ama fog oo hal il ka badan tan kale
โ€ข Cataract ama wax xira aragga carruurnimada

Calaamadaha:
โ€ข Hal il oo araggeedu daciif yahay
โ€ข Ilmaha oo hal il xirta ama madaxa dhinac u janjeeriya
โ€ข Wax si fiican u fiirin waaya
โ€ข Indhaha oo aan isku jihayn
Waabari

Hambalyo guulasytaha ciyaarta PSG Vs Aston villa
13/08/2026

Hambalyo guulasytaha ciyaarta PSG Vs Aston villa

๐˜š๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ข๐˜ญ๐˜ช ๐˜ฐ๐˜ฐ ๐˜ฏ๐˜ฐ๐˜ฒ๐˜ฐ ๐˜จ๐˜ถ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ข๐˜บ๐˜ด๐˜ต๐˜ฐ! ๐Ÿ†โšฝ๐Ÿ’ฐSaadaali ciyaarta caawa ee PSG ๐Ÿ†š Aston Villa, oo dhex-dhexaadin doono ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป...
12/08/2026

๐˜š๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ข๐˜ญ๐˜ช ๐˜ฐ๐˜ฐ ๐˜ฏ๐˜ฐ๐˜ฒ๐˜ฐ ๐˜จ๐˜ถ๐˜ถ๐˜ญ๐˜ข๐˜บ๐˜ด๐˜ต๐˜ฐ! ๐Ÿ†โšฝ๐Ÿ’ฐ

Saadaali ciyaarta caawa ee PSG ๐Ÿ†š Aston Villa, oo dhex-dhexaadin doono ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป, kuna guulayso abaalmarin lacageed oo dhan $10! ๐Ÿ’ต๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ† SHURUUDAHA SAADAALINTA:

1๏ธโƒฃ Follow garee bogga.
2๏ธโƒฃ Share garee post-kan.
3๏ธโƒฃ Comment-ga ku qor saadaasha saxda ah ee natiijada ciyaarta kahor. โšฝ
4๏ธโƒฃ Kusoo Mention garee 5 qof oo saaxiibbadaa ah. ๐Ÿ‘ฅ

๐ŸŽฏ Saadaashaada hadda ku qor Comment-ga!

๐Ÿ€ Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!๐Ÿ† Yaa qaadan doona $10-ka?

Address

Israac
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR Shiine Optical Galkacyo Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share