07/02/2026
Fursad:
Waxaa dib loo iibinayaa qalabka Waaheen Pharmacy & Supermarket oo iskugu jira.
β
οΈ Qalab Caafimaad sida:
π΄ Ultrasound
π΄ Microscope
π΄ CBC
π΄ iyo kuwo kalo badan
β
οΈ Qalab xafiis sida:
π΄ Computer
π΄ Kuraas
π΄ Miisas
π΄ Talaagadaha xafiisyada
β
οΈ Electronic sida
π΄ Talaagado
π΄ IC
Nagala soo xariir numberada Kala ah
π² 0907-795558 ama 0907-852545