Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo Nagu soobiir Oo hel Aqoon iyo practice joogto ah

17/09/2026

Machadka Tayo oo Bixiya koorsooyin kala duwan ayaa Ardayda Barata Koorsada Shaybaar u qabtay Baraatiko Taas oo loogu tala galay in kor loogu qaado Aqoontooda
Hoyga Baraatikada Ee Tayo

14/09/2026

Machadka Tayo Waxa uu si toos ah u bilaabay marnaamishka muuqaal sameenta , Isdiwaan galinta nah way Furan tahay waxaana socodoontaa mudo 2 bil ah wixii faahfaahin ah waxaa nagala soo xiriiri kartaa 618003763

18/08/2026

Machadka Culuumta Caafimaadka iyo Computerka Ee Tayo waxa uu marwalba u taagan yahay kor u qaadid Aqoonta ardayda
Hoyga Aqoonta Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

06/08/2026

Hadal jeedintii
Cali maxamed oo kamid ah waalidiinta Ardayda
Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

04/08/2026

Warbixin
Qalin-jabinta Dufcaddii 2-aad
Ee ka Qalin-badalatay MachadKa Tayo Institute
Kuwaa oo bartay (Computer Nursing) Kalkaaliye
iyo Laboratory ama Shaybaar

Qaybtii 2-AAD SawiradoXafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aadEe ka baxay  MachadKa Tayo Institute Kuwaa oo bartay (Compute...
03/08/2026

Qaybtii 2-AAD
Sawirado
Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aad
Ee ka baxay MachadKa Tayo Institute
Kuwaa oo bartay (Computer Nursing) Kalkaaliye iyo Laboratory ama Shaybaar

Qaybtii 1-aadSawirrada Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 2-aad ee Machadka Tayo Institute.Ardaydan ayaa ka qalin-jabisay ...
03/08/2026

Qaybtii 1-aad
Sawirrada Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 2-aad ee Machadka Tayo Institute.
Ardaydan ayaa ka qalin-jabisay qeybaha:
Computer
Nursing (Kalkaalinta Caafimaadka) iyo
Laboratory (Shaybaarka)

03/08/2026

Xalfadda Qalin Jabinta Dufcadii 2aad Ee Machadka Culuumta Caafimaadka iyo Computerka Ee Tayo
Maamo Safiyo Xasan oo Ka mid ah waalidiinta Arday Qalin Jabisay

18/07/2026

Alle ayaa mahad leh oo noo suurtagaliyey maantay oo sabti ah taariikhdu nah ku asteesan tahay 18/7/2026 Barnaamish keenii Aqoon is weedaarsiga Ardayda Machadka Culuumta Caafimaadka iyo Computerka Ee Tayo waxaana soo jeedisay Qaybtii 1aad Ayaan c/naasir maxamed oo kamid ah ardeyda ayaa soo jeedisey
FAA'IDOOYINKA TALAALKA CARUURTA U LEEYAHAY
Institute

08/07/2026

Ardayda Qaybta Shaybaarka machadka Tayo
Ayaa Baraatiko lagu kor dhinaayey aqoon tooda
Ayaa Machadka Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo u qabtay Baraatiko
Waxaa na bixinaayey Ustaad Liibaan maxamed

Address

Galkacyo
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share