26/05/2026
Eid Mubarak dhaman uma musliminta ah
Gar ahaan bulshada ku xidhan xarunta cafimaad
Bile Medical Canter dhamaan waxa idin rajayn farxada Eid iyo barwaaqo ku Eida
Celebration Eid Arafa
F.G qaybo kamida xarunta waxa ku socda dhisme dayac tir lakiin bulshada shaqada u hayanay ma istagin
Mahad sanidin