22/05/2026
π₯β¨ πππππππ πππππππ ππππππ β¨π₯
π Waxaa si rasmi ah looga furay magaalada Garowe, gaar ahaan agagaarka Meeraysane xarun caafimaad oo casri ah!
π Caydiid Medical Center waa xarun si heer sare ah loo qalabeeyay, kuna adeegta bulshada iyadoo bixisa dhammaan adeegyada caafimaad ee aad u baahan tahay.
π¬ Adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:
π¨ββοΈ Daawaynta xanuunada dadka waaweyn
πΆ Daawaynta xanuunada carruurta
π©ββοΈ Xanuunada dumarka
π Qeybta Emergency-ga (degdegga)
π§ͺ Sheybaar (Laboratory) casri ah
π Pharmacy (Daawooyin tayo leh)
π Supermarket
π©Ί Qeybta bukaan socodka
π Xaruntu waxay ku faantaa:
βοΈ Qalab caafimaad oo casri ah
βοΈ Dhakhaatiir iyo howl-wadeeno si gaar ah u tababaran
βοΈ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo
π Nala soo xiriir:
π± 907781849
π± 7672811
π Caafimaadkaaga waa mudnaanteena!
π Booqo maanta Caydiid Medical Center oo hel adeeg tayo sar