Nucleus Pathology Labs

Nucleus Pathology Labs Xarunta baaritaanka burooyinka, kansarka iyo dheecaamada. Garowe, Meeraysane, wadada ICRC
CALL US: 25290-4555405

16/08/2026

cancerka maxa ka aaminsanthy ?

nucleuspathologylabs

10/08/2026

calamadaha loga shakin karo camcerka maqarka Nucleus Pathology Labs

05/08/2026

Xanuunka cancerka maxa ka aamin santahyy? Nucleus Pathology Labs

31/07/2026

xanuunka cancerka mxa ka aamin san tahyy Nucleus Pathology Labs

20/07/2026

Cancerka beerka mxa keena ? Nucleus Pathology Labs

18/07/2026

qofka kansar mindhicirka qaba calaamadaha lagu garto ? Nucleus Pathology Labs

13/07/2026

๐Œ๐š๐ซ๐š๐  ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š
Dr Timowayne waxaa uu kamid yahay Dhakhaatiirta ku ciran xaruunta (nucleus pathology).
Waxaan si Gaar ah uLa shaqeeynaa dhakhaatiirta maqaarka (Dermatologists), si ay u helaan:
โœ”๏ธ Biopsy & Histopathology tayo sare leh
โœ”๏ธ Natiijooyin degdeg ah oo la isku halayn karo
โœ”๏ธ La-talin iyo wada-shaqayn xirfadeed
โœ”๏ธ Ogaansho h**e oo kordhiya fursadda daaweynta guulaysata

โ€œOgaanshaha h**e ee burooyinka maqaarka waa tallaabada ugu muhiimsan ee badbaadinta bukaanka.โ€
ใ‚šviralใ‚ท

29/06/2026

๐‚๐š๐š๐ ๐š๐๐š ๐ฃ๐š๐œ๐ค๐ž๐ฒ๐๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐ž๐ซ ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐š๐๐š ?

Waxaa sharaxaya Dr mohamed Aidiid
Dhakhtarka baaritaanada burooyinka iyo cancerka ใ‚šviralใ‚ท

27/06/2026

Kanserka afka maxaa keena ?
Waxaa sharaxaya Dr mohamed Aidiid
Dhakhtarka baaritaanada burooyinka iyo cancerka ใ‚šviralใ‚ท

24/06/2026

๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐ข๐ง๐ค๐š (๐‚๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‚๐š๐ง๐œ๐ž๐ซ)
Waa cudur halis ah oo ku dhaca afka ilmagaleenka (minka), badanaa wuxuu ka yimaadaa caabuqa fayraska Human papillomavirus infection (HPV). Calaamadaha waxaa ka mid noqon kara dhiig-bax aan caadi ahayn, xanuun xilliga galmada, iyo dheecaan aan caadi ahayn. ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐๐• ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š๐ง.

Address

Meeraysane
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nucleus Pathology Labs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share