Al-Ihsaan Medical Center Branch Two

Al-Ihsaan Medical Center  Branch Two Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Ihsaan Medical Center Branch Two, Medical and health, Garowe wadada shaariqa, Garowe.

AL-IHSAAN MEDICAN CENTER - BRANCH2
๐Ÿ“kasoo horjeedka amal bank

Waa xaruun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad
๐Ÿฆทqeyb ilkaha oo casri ah
๐ŸฉบCudurada guud iyo caruurta
๐Ÿง‘โ€โš•๏ธqeynta haweenka uurka leh

31/08/2026

Qeybta ilkaha waxaa lagu soo kordhiyay adeeg tayo sare leh
Ka faaidayso maanta

Al ihsaan medical center branch two kasoo horjeedka Amal bank

30/08/2026

Ma tahay dhibane la dhiban caano nuuga ka faaidayso dhakhtarka ilkaha ugu fiican gayigeena Puntland al ihsaan medical center branch two
Kasoo horjeedka Amal bank

29/08/2026

๐ŸŒธ ๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ ๐Š๐š๐ฌ๐ญ๐š!

Hooyooyinka uurka leh waxaa bilaash loogu sameynayaa:

โœ… Ultrasound-ka uurka
โœ… Baaritaanka HB-ga
โœ… Cabbirka dhiig-karka (Blood Pressure)

๐Ÿ“… Khamiis kasta
๐Ÿ“ Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Branch Two
Kasoo horjeedka Amal Bank

La soco Khamiis kasta adeegyo caafimaad oo bilaash ah.
Wac :907716149 Ama 7632929

28/08/2026

๐Ÿฆท Habka Saxda ah ee Cadayashada Ilkaha

Dr. Zaheer Abbas wuxuu inoo sharxayaa habka saxda ah ee loo cadaydo ilkaha si loo ilaaliyo caafimaadka afka iyo ilkaha.

๐Ÿ“ Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Branch Two

27/08/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Laanta 2aad waxa uu bulshada ku dhaqan Garoowe iyo nawaaxigeeda u qabanayaa Adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah.

Maalmaha: Arbacada & Khamiista
Goobta: Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Laanta 2aad, Laamiga weyn, kasoo horjeedka Amal Bank

โ˜Ž๏ธ Faahfaahin: 0904624442
๐Ÿฅ Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Adeeg caafimaad oo tayo leh

26/08/2026

๐Ÿฆท Faaโ€™iidooyinka Dental Implant-ka
Dental implant-ku waa xal casri ah oo lagu beddelo ilig maqan, laguna soo celiyo quruxda iyo shaqada ilkaha.
๐Ÿ“ Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Branch Two

25/08/2026

๐Ÿ’Š Wacyigelin Bulsho:
Daawo ha iska qaadan adigoon dhakhtar kula tashan.
Iska ilaali Self-Prescription.

24/08/2026

Wacyigelin Caafimaad

Faaโ€™iidada ultrasound-ka, waxa lagu ogaado, iyo xilliyada ugu habboon ee la sameeyo waxaa inoo sharxaya Dr. Osman Guure Ducaale, oo ka howl-gala Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Branch Two.

๐Ÿ“ Kasoo horjeedka Amal Bank

23/08/2026

๐Ÿฆท ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š

Daryeelka ilkaha caanunuug wuxuu muhiim u yahay caafimaadka iyo koritaanka ilmaha. ๐Ÿ‘ถ๐Ÿฆท

๐Ÿ“ Al-Ihsaan Medical Center โ€“ Branch Two
Kasoo horjeedka Amal bank

22/08/2026

Dr osman guure ducaale oo ah Dhakhaatiir ka howl gala al ihsaan medical center branch two kasoo horjeedka Amal bank garowe

Address

Garowe Wadada Shaariqa
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Ihsaan Medical Center Branch Two posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share