Daarul asnaan garowe

Daarul asnaan garowe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarul asnaan garowe, Medical and health, Garowe.

Daarul asnaan dantel clinic Garowe
Waxaan udiyaarsanahay badqabka ilkaha ka qayb qaadashada bulasho caafimaad qaba kuna dhoola cadayn kara qaab kalsooni kudheehan tahah

nagala sooxirir
+252 906 549 126

Jimce wanaagsan muslimiinta.
29/05/2026

Jimce wanaagsan muslimiinta.

Ciidul Adxa mubarak dhammaan musliimnta, Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd.
26/05/2026

Ciidul Adxa mubarak dhammaan musliimnta, Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd.

Maanta ayaa kuugu dambaysa ilko yellow ah.nagu soo booqo xarumaheenna Darul Asnan si aad u heshid dhollacaddayn qurxoon.
26/05/2026

Maanta ayaa kuugu dambaysa ilko yellow ah.
nagu soo booqo xarumaheenna Darul Asnan si aad u heshid dhollacaddayn qurxoon.

Jince wanaagsan Muslimiinta.
22/05/2026

Jince wanaagsan Muslimiinta.

Maxaad ka taqaan muhiimadda ilka xiristu u leedahay Ilkahaaga?
21/05/2026

Maxaad ka taqaan muhiimadda ilka xiristu u leedahay Ilkahaaga?

5 talo oo u wanaagsan caafimaadka Ilkahaaga.Ha dayicin caafimaadka ilkahaaga, booqo dhkhtarka Ilkaha xilli h**e.        ...
18/05/2026

5 talo oo u wanaagsan caafimaadka Ilkahaaga.
Ha dayicin caafimaadka ilkahaaga, booqo dhkhtarka Ilkaha xilli h**e.

Jimce mubarak
15/05/2026

Jimce mubarak

๐— ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ? โ€‹Dad badan ayaa is weydiiya: "Maxaa keena in midabka ilkahay...
11/05/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ?

โ€‹Dad badan ayaa is weydiiya: "Maxaa keena in midabka ilkahaygu isbeddelo?" ๐Ÿฆท

โ€‹Haddii aad dareentay in ilkahaagu lumiyeen dhalaalkoodii h**e, waxaa jira dhowr sababood oo maalinle ah oo qayb ka qaata:

โ€‹๐Ÿšฌ ๐—ฆ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ: Midabka ayuu beddelaa, ciridkana wuu dhibaa.
โ€‹โ˜• ๐—–๐—ผ๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฒ-๐—ด๐—ฎ & ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: Waxay kaga tagaan ilkaha dhibco madow ama huruud ah.
โ€‹๐Ÿฌ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ & ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
: Waxay keenaan suus iyo daxalka dhaldhalaalka ilkaha.
โ€‹๐Ÿฅค ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต: Waxay daciifiyaan lakabka sare ee ilkaha (Enamel).

โ€‹Ha sugin ilaa xanuun ama isbeddel weyn uu dhaco! Caafimaadka ilkahaagu waa maalgashiga ugu fiican ee aad samayn karto.

โ€‹๐Ÿ“ Nagala soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ +252906549126 / +252907777187
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿข Garowe, Suuqa Inji (Kasoo horjeedka Carafat Hospital)

Jimce wanaagsan muslimiinta.
08/05/2026

Jimce wanaagsan muslimiinta.

Ma ku fikirtay inaad dib u hesho dhalaalka dhoolacadeyntaada? โ€‹Ha u deyn ilkahaaga midabka aadan ku qanacsanayn. Booqo x...
06/05/2026

Ma ku fikirtay inaad dib u hesho dhalaalka dhoolacadeyntaada?

โ€‹Ha u deyn ilkahaaga midabka aadan ku qanacsanayn.
Booqo xarumaheenna Daarul asnaan garowe si aad u hesho adeeg tayo leh oo lagu kalsoon yahay.

โ€‹โ˜Ž๏ธNagala soo xiriir maanta:
+252906549126 / +252907777187

โ— Dhoolacadeyntaadu waa quruxdaada!

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul asnaan garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share