HADA HEL online market

HADA HEL online market Goods And clothes

Dawadii cadeyga oo ka sameysan waxyaabo dabiiciya (dacar). Cadeynaysana ilkaha.Hadaad ilkahaaga ka dareento Amaba uu ka ...
19/06/2020

Dawadii cadeyga oo ka sameysan waxyaabo dabiiciya (dacar). Cadeynaysana ilkaha.
Hadaad ilkahaaga ka dareento Amaba uu ka yimaado dhiig iyo cirid qodma wakhtiga Aad sifaynayso Afkaaga( cadayayso). Watana dhiig markasta ood cadey taabsiiso.
daawadani waa daawo herbal Ah oo Waxaa soo dhan Aad kaga raynayso.
waa daawo ku An fici doonta Adiga iyo familkaagaba.
waa daawo Aad kaga raysaneyso wax yaabihii chemicals ka Ahaa.
waa daawo Ay ku jiraan Vitamins ka Afka iyo ilkuhu Una wanaagsan Afka qofka.
DALBO OO HEL MEELKASTAAD JOOGTOβœˆπŸš‰πŸšŒ
CONTECT WHAT'S UP +252659468400

FADLAN SHARE GAREE SI AY UGA FAAIDEYSTAAN WALALEHEENA KALEπŸ™πŸ™

Asc Dhamaan Umadda Somaliyeed meelkasta ood joogtaanWaxaan idinku soo dhowaynaynaa gacmo furan.Meelkastaad dunida dacala...
23/03/2020

Asc Dhamaan Umadda Somaliyeed meelkasta ood joogtaan
Waxaan idinku soo dhowaynaynaa gacmo furan.
Meelkastaad dunida dacaladeeda ka joogtaan.
Waxaan Suuqan Cusub u soo kordhinay waa Adinka Awgiin.
Waxaan jecelahay in qofkastaaba si hawl yar oo Aan dhib lahay inuu ku helo dalabkiisa Anakoo ku raali gelinayna Gobolkiisa uu ku sugan yahay.
Hadaba iminka waxaan idiin haynaa.

1. Dharkii dumarka oo isagu jira dhalin iyo waa wayn ba Jumlo iyo tafaariiqba.πŸšˆβœˆπŸšƒπŸš—
2. Dharkii lamaanayaasha jumlo iyo tafaariiqba πŸšˆβœˆπŸšƒπŸš—
3. dharkii raga dhalin yarada Ah sport iyo diraysyo kaleba πŸšˆβœˆπŸšƒπŸš—

FADLAN MACMIIL SI AAD NOOLA SOCOTO
LIKEπŸ‘MACA SHARE si Aynu Saaxiibo badan u yeelano.

NAGALA SOO XIDHIIDH SI AAD U HESHO FAAHFAAHIN DHEERADA.

What's up +252633244523
+252659468400

Waxaan ugu bushaaraynaynaa dhaman bulshada somaliyeed ee ku Ku kulanta Social Media Inaad Sida Ugu macquulsan kaga dukaa...
06/10/2019

Waxaan ugu bushaaraynaynaa dhaman bulshada somaliyeed ee ku Ku kulanta Social Media Inaad Sida Ugu macquulsan kaga dukaamaysan kartaan
Meheradda
HADDA HEL online market.
Meelkasta Ood ka joogto dunida daafaheeda kana heli doonto qiimo kuraali geliya Iyo Alaab tayadeedu sarayso.
Aadna Ku heli karto wakhti Aad U kooban.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HADA HEL online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HADA HEL online market:

Share