10/04/2025
MEHERAD IIB AH❗️❗️❗️
FAGANDE COSTMATICS AND ELECTRONICS, waa meherad iibisa dhamaan alaabaha haweenku isku qurxiyaan, meheradu waxa ay ku taallaa wadada maxamed mooge gaar ahaan xaafada C/qalaaf,
qiimaha meherada lasiinayaa waa $1,900 iyo wada hadal
Meheradu waxa ay shaqaynaysay muddo afar sanno ah
kirada qolka ay meheradu ku jirto waa $90 (dhisme daar ah)
laydhku bishii waxa uu soo qoraa 11-12 Dollar
Alaabaha ay meheradu iibiso waxa kamida Costmatics, Perfumes, Electronics iyo qayb kabo ah.
page: Fagande cosmetics
Tiktok Account: tiktok.com/.cosmatics
Contact information
Tell: 0634810601 WhatsApp: 0634810601