Hanad ck

Hanad ck Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanad ck, CIIDNKA MADANUGA, Hargeisa.

Magalada kaliya ee yurub lamida ah
22/07/2024

Magalada kaliya ee yurub lamida ah

Magaceedu waa Xayaati Qurux oo kunool Muqdisho waxa ay kusoo caan baxday Erayo ay kamid yihiin " Adkaatay Qaali iyo Furu...
10/07/2024

Magaceedu waa Xayaati Qurux oo kunool Muqdisho waxa ay kusoo caan baxday Erayo ay kamid yihiin " Adkaatay Qaali iyo Furuhu waa 9 " marka laga soo tago Ereyadaas Funnyga ah oo ay ku xayaysiisan jirtay Ganacsigeeda hadana waxay kamid tahay dadka Fursadaha Social Media ka Faaiideystay.

Waxay Caawimaad ka heshay Gabdho Social Media Jooga, waa Mulkiile Dukaan lagu iibiyo Cosmetics , waxay dhisatay Dhowaan Guri ay iyadu leedahay oo ay kaga baxday dhibaatadii Kirada. Waa Gabadha kaliya ee aan nolol Khiyaali ah kujirin ee nafteeda iyo tan qoyskeedaba wax uqabatay.

Maanta waxay udabaal dagaysaa in ay gaartay 1million oo Followers dadkaas oo ku Dhiiri Geliya ganacsigeeda macaamiisheedana kamid ah.

“Wallaanan Garoowe iyo Gabiiley kala jecleyn Oo aan Guriceel CartiyoGodey ii kala sokeyne Gaarisa waa ii berbera Gugaygu...
10/07/2024

“Wallaanan Garoowe iyo
Gabiiley kala jecleyn
Oo aan Guriceel Cartiyo
Godey ii kala sokeyne
Gaarisa waa ii berbera

Gugaygu wuxuu ka koray
In aan guulaha ka dayo
Gumeynta qofkii i xiga
In aan garab-raac noqdana
Naf baa iga diidday gacal
Gubayso walaalnimadu

Geyi somali degto oo dhan wan jecelahay
Fanaan baanna u wada ahay”

Fanaanka Saalax Sanaag

Address

CIIDNKA MADANUGA
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad ck posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share