Shifaa Kids Clinic

Shifaa Kids Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shifaa Kids Clinic, Medical and health, 26 june, Hargeisa.

  ku socota Waalidka:Hadii aad ka shakido in ilmahaaga yar qabo xumad ama aad si sax ah u ogaato heerka xumada ee ilmaha...
07/03/2026

ku socota Waalidka:

Hadii aad ka shakido in ilmahaaga yar qabo xumad ama aad si sax ah u ogaato heerka xumada ee ilmahaaga waxaa fiican inaad guriga ku haysato qalabka lagu cabiro xumada ee loo yaqaano Thermometer (Xumad-cabire).

Sidee loo isticmaal qalabkani?
#1.Marka h**e shid qalabka.
#2. Qaybta yar ee birta ah geli kilkilada ilmaha.
#3. Ku hay gacanta ilmaha ilaa qalabku dhawaaqayo ama cabbirka soo baxayo.
#4. Natiijada kuu soo baxda waxay kuu sheegaysaa heerkulka jidhka ilmuhu gaadhsiisan tahay.

Xummad waxaa loo tixgeliyaa marka heerkulku gaaro 38°C (100.4°F) ama ka badan.

Fiiro gaar ah:
Jidhka carruurtu mararka qaar wuu ka diiran yahay kan dadka waaweyn, sababtoo ah habka shaqada jidhkood ayaa ka saraysa ta dadka waawayn. Sidaa darteed taabasho kaliya laguma go’aamin karo xummad ilmaha yar — waa in la cabiraa.

Address

26 June
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifaa Kids Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share