Badbaado Clinic

Badbaado Clinic medical service

Badbaado clinic waxy ku taala xaafada calaamda gaar ahaan allore mall dhawaan ayaa la furay wa clinic casri ah oo ay fadhisan doonan dhakhtiir dhalinyar ah oo kasoo qalin jabiyay dalka aynu jaarka nahy ee ethopia shanti sanee ugu dameebeeyayna ka shaqayanyay dhakhtrda dalka ugu waawayn sida Hargeisa group hospital sido kale wax ka dhiga jamacdaha caafimadka ee dalka hadba badbaado higher clini

c waxaad ka heli doonta
1 Dawooyin tayo leh
2 shaybaadh dhamystiran oo casri ah
3 Dhakhtarka cudurda guud iyo dawaynta xanuunda maqaarka
4 dhakhtarka guud ee dawaynta caruurta
5 Dhakhtarka guud ee dumarka iyo hooyada uurka leh
6 Ultrasound sawirka uur kujirta iyo lasocdka uurk
7 Daawaynt dhiig karka iyo macaanka
8 = maalin waloo khamiis ah waxa tickt ka dhakhtarka iyo sawirka la saaro hooyda uurka leh waa freee
9 =U adeegida qof waloo jilcsan ama baahi caafimad qaba oo aanu dawayn karno allah ayaa wax daweeye, iyo talo siinta cid waloo u baahta talo caafimaad ,

01/04/2026

Address

Mohamed Mooge Distric , Digaale Street
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:30
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share