Maamo Care

Maamo Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamo Care, Medical and health, Waheen, Hargeisa.

16/05/2026

Mama Care program waxan si maalin ah uga shaqaynaa hooyooyinka danyarta ah ee la nool xanuunnada dabadheeraada sida dhiigkarka iyo macaanka Waxan ka tageernaa dawooyinka iyo qalabka lagu cabbiro xanuunnadan

16/04/2026

Mama Care program wuxu si firfircoon uga shaqayaa horumarinta caafimaadka hooyooyinka iyo wacyigelinta bulshada, iyadoo diiradda saartay hooyooyinka danyarta ah ee la nola xanuunnada daba-dheeraada.
Intii lagu guda jiray sannadkan:
In ka badan 400 hooyo ayaa helay adeegyo caafimaad iyo wacyigelin, kuwaas oo isugu jiray:
Baaritaanno caafimaad (screening)
Wacyigelin ku saabsan caafimaadka
Ka hortagga iyo maareynta cudurrada daba-dheeraada sida dhiig karka iyo macaanka

14/04/2026

Barnaamijkan Mama Care wuxuu u adeega hooyooyinka danyarta ah ee la nool xanuunada daba-dheeraada sida dhiigkarka iyo macaanka

14/04/2026

Mama Care program

Address

Waheen
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamo Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share