Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa

Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa Today, we are proud to bring the same standard of excellence and quality

We began our successful journey at our Addis Ababa branch, where we built a strong reputation for delivering high-quality healthcare services and earning the trust of our community.

30/05/2026

Dr Baala Raaja oo Hindiya loogu tagi jirey ayaa Hargeysa yimid.

πŸŒ™ Ciidul Adxaa Mubaarak! πŸŒ™Waxaan idiin rajaynaynaa  Ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh. Ilaahay ha idinka aq...
27/05/2026

πŸŒ™ Ciidul Adxaa Mubaarak! πŸŒ™

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh. Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadada, hana idiin horseedo kheyr iyo raynrayn joogto ah.

Munaasabaddan barakaysan ee Ciidul Adxaa ha noqoto mid bulshada oo dhan u keenta jacayl, isku duubni, caafimaad iyo horumar. 🀍

πŸ“ž Call: 0637777799 / 540900
πŸ“ Location: New Hargeisa,

26/05/2026

Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa

Cisbitaalka Ethio-Istanbul General Hospotil (Ex Amal Grand Hospital) ee Hargeysa Waxa kuu imanaya 30/05/2026 Dr. BALA RA...
26/05/2026

Cisbitaalka Ethio-Istanbul General Hospotil (Ex Amal Grand Hospital) ee Hargeysa Waxa kuu imanaya 30/05/2026 Dr. BALA RAJA oo ah dhakhtarkii kuu iman jiray cusbitaalka Amal grand waxaanu ku takhasusay Qaliinada iyo daawaynta xanuunada ku dhaca Xangullaha, Madaxa sida fiixaha, jugaha,faaliga, Laf dhabarta iyo guud ahaan xanuunada saameeya neerfaha iyo murqaha. Dhakhtarkan oo qaliino iyo daawayn lagu guulaystay ugu sameeyay bukaano badan cusbitaalka Ethio-Istanbul General Hospital (Ex Amal grand ), kana hawl gala YASHODA HOSPITAL HYDERABAD. Waxa uu samaynayaa qaliino iyo daaweyn labadaba. Waxan doorkan lagugu soo kordhiyay Qaliimada Qoorta oo Qaab casriya qaliimadooda aad uga heli doontid Cusbitaalka Amalgrand. Hadaba isdiwangelintu waxay ka socotaa Cusbitaalka oo ku yaala Xaafada New-Hargeisa bariga Markazka weyn ee Tabliiqa. Hada ballan ka qabso, si aan liisku kaaga buuxsamin.Line : 540900,0637777799

Ethio Istanbul General Hospital waxa uu bixiyaa adeegyo dhamaystiran oo la xidhiidha xanuunnada kaadi-mareenka iyo taran...
25/05/2026

Ethio Istanbul General Hospital waxa uu bixiyaa adeegyo dhamaystiran oo la xidhiidha xanuunnada kaadi-mareenka iyo taranka ragga, iyadoo ay adeegyadaas fulinayaan dhakhaatiir khibrad leh iyo qalab casri ah.

Daaweynta Dhagaxaanta Kelyaha
Daaweynta Caabuqa Kaadi-mareenka (UTI)
Baadhista iyo Daaweynta Xanuunnada Prostate-ka
Adeegyada Dhalmo La’aanta Ragga
Daryeelka Kelyaha iyo Kaadi-haysta
Qaliimo Casri ah oo Fudud
La-talin iyo Dabagal Caafimaad

La kulan Dhakhtarka Lafaha ee Ethio Istanbul General HospitalMa dareemaysaa:β€’ Xanuun lafaha ama kala goysyada ah?β€’ Dhaba...
21/05/2026

La kulan Dhakhtarka Lafaha ee Ethio Istanbul General Hospital

Ma dareemaysaa:
β€’ Xanuun lafaha ama kala goysyada ah?
β€’ Dhabar xanuun ama qoorta oo ku xanuunta?
β€’ Jabka lafaha ama dhaawacyo?
β€’ Xanuun jilbaha, miskaha ama garbaha?

Dhakhtarka lafaha ee cusbitaalka ayaa kuu diyaar ah baaritaan, daaweyn iyo qaliimo casri ah si aad dib ugu hesho caafimaadkaaga iyo dhaq-dhaqaaqaaga.

Happy 18 May Somaliland   #
18/05/2026

Happy 18 May Somaliland
#

Ha u ogolaan xanuunku inuu noloshaada hakiyo. Dhagaxaanta kelyaha iyo caabuqyada kaadi mareenka waxay sababi karaan xanu...
16/05/2026

Ha u ogolaan xanuunku inuu noloshaada hakiyo. Dhagaxaanta kelyaha iyo caabuqyada kaadi mareenka waxay sababi karaan xanuun iyo dhibaatooyin culus, balse xal waara ayaa jira.

Waxaan bixinnaa daaweyn degdeg ah, tayo leh iyo qaliimo casri ah oo aan u baahnayn jeexitaan weyn, si aad si dhakhso leh ugu soo kabato nolol maalmeedkaaga. Soo kabashadaada waa mudnaanteena koowaad.

πŸ“ž La xidhiidh: 0637777799 / 540900

Cisbitaalka Ethio-Istanbul General Hospital (Ex Amal Grand Hospital) ee Hargeysa Waxa kuu imanaya 30/05/2026 Dr. BALA RA...
15/05/2026

Cisbitaalka Ethio-Istanbul General Hospital (Ex Amal Grand Hospital) ee Hargeysa Waxa kuu imanaya 30/05/2026 Dr. BALA RAJA oo ah dhakhtarkii iman jiray cusbitaalka Amal Grand Hospital ee ku takhasusay Qaliinada iyo daawaynta xanuunada ku dhaca Xangullaha, Madaxa sida fiixaha, jugaha,faaliga, Laf dhabarta iyo guud ahaan xanuunada saameeya neerfaha iyo murqaha. Dhakhtarkan oo qaliino iyo daawayn lagu guulaystay ugu sameeyay bukaano badan cusbitaalka Ethio-Istanbul General Hospital (Ex Amal grand ), kana hawl gala YASHODA HOSPITAL HYDERABAD. Waxa uu samaynayaa qaliino iyo daaweyn labadaba. Waxan doorkan lagugu soo kordhiyay Qaliimada Qoorta oo Qalab casriya qaliimadooda aad uga heli doontid Cusbitaalka Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa (Ex Amal Grand Hospital). Hadaba isdiwangelintu waxay ka socotaa Cusbitaalka oo ku yaala Xaafada New-Hargeisa bariga Markazka weyn ee Tabliiqa. Hada ballan ka qabso, si aan liisku kaaga buuxsamin. Line : 540900,0637777799

Address

Ex-Hamdi Hotel (Ina Afdiinle), New-Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa:

Share