Salaam Ultrasound & Gastro Center

Salaam Ultrasound & Gastro Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaam Ultrasound & Gastro Center, Medical and health, Dhinaca Galbeed Edna Adan Hospital inta aan la gaadhin Hargeisa Stadium, Hargeisa.

07/03/2026
Kansarka mindhicirada
07/03/2026

Kansarka mindhicirada

**Esophageal varices banding**This is a case of esophageal varices grade III.Emergency 24 hours, waxaa aad ka helaysa  x...
20/01/2026

**Esophageal varices banding**
This is a case of esophageal varices grade III.
Emergency 24 hours, waxaa aad ka helaysa xarunta caafimaadka ee Salaam.
Contact 0634406588

**Soo saarista waxyaabaha hunguriga istaaga**Bukaankan oo hilib u istaagay hunguriga, oo u taagnaa muddo 15 saacadood ah...
23/12/2025

**Soo saarista waxyaabaha hunguriga istaaga**

Bukaankan oo hilib u istaagay hunguriga, oo u taagnaa muddo 15 saacadood ah. Alxamdulilaah, waan ku guulaysanay in aan ka soo saarno. Wakhtigaas dheer uu hunguriga ku jiray, ku keenay nabaro daran hunguriga.
Haddii bukaan shay u liqay u istaago, fadlan degdeg u booqo xarun caafimaad.
Emergency, 24/7 , wac numberka 0634406588.

Waxaa loo isticmaala babaasiirta gudaha iyo babaasiirta gudaha ee dibeda ee u soo baxda.Hemorrhoid banding
13/12/2025

Waxaa loo isticmaala babaasiirta gudaha iyo babaasiirta gudaha ee dibeda ee u soo baxda.
Hemorrhoid banding

**Furista hunguriga xidhan**Bukaankan oo da’diisu tahay 78 sanno , wuxuu ka cabanayey in uu dhib badan ku qabo liqitaan ...
17/11/2025

**Furista hunguriga xidhan**
Bukaankan oo da’diisu tahay 78 sanno , wuxuu ka cabanayey in uu dhib badan ku qabo liqitaan cuntada adag muddo 4 sanno, hadda waxaa u cabi karayey oo keliye cuntada dareeraha muddo dheer. Baadhitaan ka dib , waxaan ogaanay in uu cidhiidhi daran ka jiro qaybta sare ee hunguriga(severe upper esophageal stricture). Alxamdulilaah, waxaan u sammaynay in aan furno hungurigii xidhnaa mudada dheer (stricture dilation), bukaanka uu isticmaali kara hadda cunto kasta.

Endoscopy (Kamarada hunguriga & caloosha) and Colonoscopy(kamarada mindhicirka) waxaa aad ka helaysaa xarrunta caafimaad...
02/07/2025

Endoscopy (Kamarada hunguriga & caloosha) and Colonoscopy(kamarada mindhicirka) waxaa aad ka helaysaa xarrunta caafimaadka ee Salaam.

**Soo saarid hilib hunguriga istaagay**Bukaankan da’deedu tahay 26 sanno waxaa hunguriga u istaagay hilib kurus ah, kaas...
26/06/2025

**Soo saarid hilib hunguriga istaagay**
Bukaankan da’deedu tahay 26 sanno waxaa hunguriga u istaagay hilib kurus ah, kaas oo u taagna muddo lix saacadood ah.
Emergency service: call 063-4406588

**CALAAMADAHA KANSARKA HUNGURIGA**Calaamada la arko bilowga h**e:• Adkaansho liqidda cuntada: in bukaanka dareemo cidhii...
22/06/2025

**CALAAMADAHA KANSARKA HUNGURIGA**
Calaamada la arko bilowga h**e:
• Adkaansho liqidda cuntada: in bukaanka dareemo cidhiidhi hunguriga.
• Miisaanka oo yaraada.
Calaamada la arko marka dambe:
• Xabeeb
• Qufac
• Sixisho wakhtiga cuntada
• Laab xannuun
• Matag caadi ama matag dhiig la socdo
• Saxarada oo madow noqota

19/06/2025

**MA KA CABANAYSAA KELYAHA AMA KAADI MAREENKA**
Waxaa aad ka helaysaa xaruntan
• Shaybaadhka kelyaha iyo kaadida.
• Koombiyutarka kelyaha iyo kaadi mareenka oo tayo sare.
• Dhakhaatiir aqoon u leh.

17/06/2025

WAX KA BARO KANSARKA HUNGURIGA
• Waxyaabaha keena.
• Khataraha u nugleeya bukaanka.
• Calaamadaha lagu garto.
• Ogaanshaha xannuunka.
• Daawaynta.
• Siyaabaha looga hortegi karo.

**FURISTA HUNGURIGA XIDHAN AMA CIDHIIDHIGA AH**
16/06/2025

**FURISTA HUNGURIGA XIDHAN AMA CIDHIIDHIGA AH**

Address

Dhinaca Galbeed Edna Adan Hospital Inta Aan La Gaadhin Hargeisa Stadium
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaam Ultrasound & Gastro Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share