Halbeeg multi-speciality clinic

Halbeeg multi-speciality clinic Halbeeg multi-speciality clinic

Ku Soo Dhawoow HALBEEG MULTI-SPECIALTY CLINIC"Badheedh oo caafimaadkaaga baadh."HALBEEG Multi-Specialty Clinic waa xarun...
14/07/2026

Ku Soo Dhawoow HALBEEG MULTI-SPECIALTY CLINIC
"Badheedh oo caafimaadkaaga baadh."
HALBEEG Multi-Specialty Clinic waa xarun caafimaad oo u heellan bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh, iyadoo mudnaanta koowaad siinaysa badbaadada, kalsoonida, iyo daryeelka bukaanka.
Dhakhaatiirta Takhasuska leh
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Caydrous – Neurosurgeon (Qalliinka Maskaxda & Laf-dhabarta)
πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Cabdiraxiim Uurcade – Maxillofacial Surgeon (Qalliinka Wejiga, Daanka & Afka)
Waxaan ku dadaalnaa in bukaanku helo baaritaan sax ah, talo caafimaad oo xirfad leh, iyo daaweyn casri ah.
πŸ“ Goobta: Togdheer, kasoo horjeedka Kaalinta Horn Petroleum.
πŸ“ž Telefoon: 063 961 9999
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ‘ Nala soco boggan si aad u hesho:
Talooyin caafimaad
Wacyigelin caafimaad
Adeegyada cusub
Jadwalka dhakhaatiirta
HALBEEG MULTI-SPECIALTY CLINIC
**"Badheedh oo caafimaadkaaga baadh."**

Address

Togdheer Area Opposite In Horn Patroleam
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halbeeg multi-speciality clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share