Al-Baxrayn Pharmacy and Dental Clinic

Al-Baxrayn Pharmacy and Dental Clinic Waxaad Ka Helaysaa Xaruntan Daawoyin Tayadoodu Sarayso iyo Adeegyo Caafimaad oo La Hubo

12/04/2026

📢 Ku soo dhawoow Al Baxreyn Pharmacy!
Dawooyin tayo leh oo European Ah.
Dhakhtar Ethiopian ah Ayaa ku fadhista maalin walba
Dhakhtarka Xanuunada Guud iyo Dumarka
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena!
Waxa uu ku yaalaa Istaanka Basaska Xero Awr
📞 kala Xidhiidh. 0634141649

06/04/2026

📢 Ku soo dhowaada Al Baxreyn Pharmacies 🏥
Waxa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan Hargeysa iyo nawaaxigeeda in Dr Anwar Xasan, oo Ethiopia loo tagi jirey kuna takhasusay xanuunada dumarka, uu joogo.

13/10/2025

Dhakhso usoo gaadh oo ka faa’idayso dhakhaatiirtan ay ku keentay Albaxrayn pharmacy and dental clinic

11/10/2025

Kaga rayso dhakhtarkii aad dalka dibadiisa u tagi jirtay oo u kaalay Albaxrayn pharmacy and dental clinid oo idin keenay dhakhaatiir xirfadaysan

10/10/2025

Ka boqso xanuunki aadka mudada badan aad la noolayd oo deg deg ugu kaalay Albaxrayn pharmacy

27/08/2025

Dhamaan xanuunada ku haya waaku diyaar daawintoodu

20/08/2025

Ka maaran dhakhtarkii aad dalka dibadiisa u tagi jirtay

16/04/2024

✔️5 Talaabo oo Aad kaga Hor tagi kartid Suuska ilkaha 🦷

Xarunta : Suuqa Hoose, Bariga Istaanka Basaska Xero Awr.

WhatsApp: 63 4862293

😁Eid Mubarak Dhamaan Macaamiisha & Dhamaan Umada Muslimka  Meelwalba oo ay Joogaan 🥰Xarunta : Hargeysa Suuqa Hoose Barig...
09/04/2024

😁Eid Mubarak Dhamaan Macaamiisha & Dhamaan Umada Muslimka Meelwalba oo ay Joogaan 🥰

Xarunta : Hargeysa Suuqa Hoose Bariga istaanka Basaska Xero Awr.

Whatsapp : 63 4862293

😍U Diyaar Garaw Farxada Ciida oo "Buuxiso ilkahaaga "😁Xaruntu Waa : Hargeisa , Suuqa Hoose Bariga Istaanka Basaska Xero ...
06/04/2024

😍U Diyaar Garaw Farxada Ciida oo "Buuxiso ilkahaaga "😁

Xaruntu Waa : Hargeisa , Suuqa Hoose Bariga Istaanka Basaska Xero Awr.

Ama Lasoo Xidhiidh : 63 4862293

😍U Diyaar Garaw Farxada Ciida oo Cadayso ilkahaaga 😁Xaruntu Waa : Hargeisa , Suuqa Hoose Bariga Istaanka Basaska Xero Aw...
03/04/2024

😍U Diyaar Garaw Farxada Ciida oo Cadayso ilkahaaga 😁

Xaruntu Waa : Hargeisa , Suuqa Hoose Bariga Istaanka Basaska Xero Awr.

Ama Lasoo Xidhiidh : 63 4862293

Address

Suuqa Hoose
Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Baxrayn Pharmacy and Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share