Al Imraan Hospital

Al Imraan Hospital We provide comprehensive and diagnostic procedures to aid in the treatment of a wide range of M Cond.
(4)

18/05/2026

Al Imraan Hospital
Dr-Mukhtar Hassan

18/05/2026
Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyaasha Aduunka waxaa la xusaa 12-ka May sanad kasta. Maalintan waxaa lagu maamuusaa dad...
12/05/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyaasha Aduunka waxaa la xusaa 12-ka May sanad kasta. Maalintan waxaa lagu maamuusaa dadaalka iyo adeegga naf-hurnimada leh ee ay bixiyaan kalkaaliyaashu.

Hambalyo dhammaan kalkaaliyaasha adduunka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed ee habeen iyo maalin u taagan badbaadinta nolosha bulshada. 🌍🩺💙

18/03/2026

👉RAMADAAN KARIIM.👈

Barnaamijka Kediska su'aalaha Ee bisha Ramadaan ee Qeybta 2ªªD.
Tabinta:-Barnaamijka "Qaasim Muhadin Abduqaadir".
Taabagalinta: waa Al Imraan Hospital.
Maalinta 29ªªD ee Ramadaan.

👉Sanadkii 2ªªD. 👈

17/03/2026

👉RAMADAAN KARIIM.👈

Barnaamijka Kediska su'aalaha Ee bisha Ramadaan ee Qeybta 1ªªD.
Tabinta:-Barnaamijka "Qaasim Muhadin Abduqaadir".
Taabagalinta: waa Al Imraan Hospital.
Maalinta 27ªªD ee Ramadaan.

👉Sanadkii 2ªªD. 👈

16/02/2026

Maanta waxaa xafiiska isbitaalka ka qabsoomay kulan is-xog wareysi ah oo dhex maray wafdi uu hogaaminayey DMO,
Dr Mohamed-nor Ibrahim iyo Agaasimaha Isbitaalka Al Imran Dr-Mukhtar Hassan.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka bulshada, kor u qaadidda wacyigelinta, iyo ka hortagga cudurka gowracatada iyo cudurrada kale ee faafa.

Sidoo kale waxaa la isla gartay in la dardargeliyo dadaallada wadajirka ah si loo hubiyo badbaadada iyo caafimaadka bulshada
Degmada Bur Hakaba

Dhamaan Mamulka iyo howlwadena    wexey Hampalyo u diyaraan          Oo lo magacabay  Guddoomiyaha Ururka Isbitaallada G...
04/11/2025

Dhamaan Mamulka iyo howlwadena wexey Hampalyo u diyaraan Oo lo magacabay Guddoomiyaha Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee soomaliya (SNAPH).
waa hogaamiye Caafimaad looga bartey firfircooni iyo dadaal iyo horumar ka shaqeyn.
Hambalyo ayaan leenahay
Masuuliyadii laguu idmadey allaha kugu asturo.

14/10/2025
07/10/2025

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhamaan dad weynaha ku dhaqan Buur hakaba iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaa in goor dhow inaan doonaan dhakhaatiir fiiqis ah .

Inta ay joogaaan dhakhaatiirta waxaa ay sameyn doonaan indho fiiqis lacag la'aan ah
Baaritaano Iyo daaweynta indhaha sida xasaasiyada, cabirida indhaha iyo qorista ookiyaalaha.

Isdiiwaangelintu waxaa ay ka socotaa xafiiska Isbitaalka

Ama la xiriir Tel number: 0616900444 ama 0626900444

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Imraan Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Imraan Hospital:

Share