Al-Xanaan Clinic

Al-Xanaan Clinic We deliver best Care to our community.

Hepatitis B(Cagaarshowga B) waa xanuun dadkeena kusoo badanaya, si fududna kufaafa, waa xanuun aad u halis badan inta ba...
23/11/2025

Hepatitis B(Cagaarshowga B) waa xanuun dadkeena kusoo badanaya, si fududna kufaafa, waa xanuun aad u halis badan inta badana qofka uu asiibo gunaanadkiisu waa dhimasho, wax dawo ah maleh lkn waxa kaliya hoos loodhigikaraa halistiisu inay qofka kuso dagdagto, *lakin nasiib wanaag waxa uu leeyahay tallaal* kaasoo aad kaga nabad-galayso halistiisa aanad noqonayso qof aan qaadin sikasta oo aad ula kulanto shay, meel ama qof aad kaqaadi karto, hadaba tallaalkaas hada waxa aad hada kaheli kartaa Al-Xanaan Clinic, Hargeisa

Address

Road01, Boqoljire, Jigjigayar, Hargeisa, Somaliland
Hargeisa
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Xanaan Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share