Dawa'u Diin Academy

Dawa'u Diin Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dawa'u Diin Academy, Medical and health, Down town, Hargeisa.

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta Daaweynta xanuunka caadada (dhiiga biile ee dumarka xanuunka Ku...
24/03/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta
Daaweynta xanuunka caadada (dhiiga biile ee dumarka xanuunka Ku keena)
Waxaa lagu daaweeyaa xanuunka caadada iyadoo la karkariyo caleenta baqduunaska (parsley) qiyaas ahaan hal sacab oo lagu daro hal litir oo biyo ah muddo shan daqiiqo ah. Kadibna waa la daayaa si ay u degto (u milanto) muddo rubuc saac (15 daqiiqo), ka dibna waa la sifeeyaa.
Waxaa laga cabbaa koob dhexdhexaad ah subax, duhur iyo ka hor hurdada. Waxaa lagu macaanayn karaa malab ama sonkor.
Waxa kale oo ay faa’iido u leedahay:
Nadiifinta kaadi mareenka
Kordhinta kaadida (kaadi-bixinta)
Ka saarista sunta iyo wasakhda jirka
Waxay ka caawisaa in suntaas lagu saaro kaadida
Waa jilciye fudud
Waxay ka saartaa gaaska caloosha iyo mindhicirka
Waxayna dejisaa xanuunka
Alle ayaa ah kan wax bogsiinaya.
karaamo Herbalist
Tell: +252634469120

Ka faaidayso qiimo dhimista bishan Ramadaan ee Sanad kasta Aanu Samayno.
16/03/2026

Ka faaidayso qiimo dhimista bishan Ramadaan ee Sanad kasta Aanu Samayno.

Address

Down Town
Hargeisa

Telephone

+252634469120

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawa'u Diin Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share