01/09/2020
Xarruntu caafimadka ee HOORI DENTAL & MEDICAL CENTER waxaa ka hawl galaya . Adeegyada Drku ku fulinayo
* Daaweynta iyo qalniinada fudud
* Daaweynta xanuunada caruurta iyo uur kujirka
* Daaweynta xanuunada Caloosha, neef mareenka, dheef
shiidka, kaadi mareenka, wadnaha, qanjaha iyo jeeni wareer
Dr. Wuxu isticmaali qalabka computerka uurkujirka iyo mishiinka wadnaha oo qiimo Jaban ku helaysid.
Xarrunta waxaa kalo ku diyaara oo ah Dhakhtar Ilkaha ah. Adeegyada uu dhakhtarka Ilkaha ku qabanaya waa:
* Toosinta iyo Qurxinta Ilkaha
* Gaalinta Ilkaha Nooca Metal Porcelainta
* Bakhtiinta Dareenka Iliga iyo Buuxinta Ilkaha
* Sawirka Ilkaha iyo xidhida Ilkaha dhadhaqaaq
* Daaweynta ciridka dhiiga iyo Nadiifinta Ilkaha
Xarrunta waxaad kalo ka helaysa daawoyin tayoleh, shaybaar dhameystiran
XSAFARI HOTEL, JIGJIGA YAR, HARGEISA, SOMALILAND ama
kala xidhiidh:, +252634459908