Warsanhaye Market

Warsanhaye Market Ku soo dhowaada Warsanhaye Market oo aad ka helayso iibinta dhulka, guryaha, gaadiidka noocyadiisa kala duwan, kiraynta guryaha iyo goobaha ganacsi.

Hadaad iibinayso hanti ama aad doonayso inaad iibsato fadlan la soo wadaag Warsanhaye Market mahadsanid.

Ku soo dhowaada Warsanhaye Market isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha dhulka, guryaha iyo gaadiidka noocyadiisa kala duw...
23/04/2026

Ku soo dhowaada Warsanhaye Market isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha dhulka, guryaha iyo gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

waxaanu idiin haynaa gaadhi probox caddaan ah iyo qiima macquula.

wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:

0638090009

Check out Warsanhaye Market’s video.

Ku soo dhowaada Warsanhaye Market isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha dhulka, guryaha iyo gaadiidka noocyadiisa kala duw...
21/04/2026

Ku soo dhowaada Warsanhaye Market isku xidhaha iibiyaha iyo iibsadaha dhulka, guryaha iyo gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Waxaanu idiin haynaa gaadhi Toyota Crown Athlete caddaan ah, Sanadka 2012

Wixii faahfaahin kala soo xidhiidh 0638090009

Check out Warsanhaye Market’s post.

17/04/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

WARSANHAYE MARKET WAXAY KUU HAYSAA FURSDII AAD SUGAYSAY! πŸ—οΈβœ¨Ma raadinaysaa dhul leh mustaqbal iyo deegaan ammaan ah? Shi...
10/04/2026

WARSANHAYE MARKET WAXAY KUU HAYSAA FURSDII AAD SUGAYSAY! πŸ—οΈβœ¨

Ma raadinaysaa dhul leh mustaqbal iyo deegaan ammaan ah?

Shirkadda Warsanhaye Market waxay idiin soo bandhigaysaa boosas (Balooodho) ku yaalla aagga aadka loo jecel yahay ee Boqol Jire, gaar ahaan dhabada laamiga ah ee u dhaxaysa Taliska Ciidanka Qaranka JSL ilaa Xaafadda Fuluuja iyo laamiga Sh Cumar ee badda cas ka yimaada.

Maxaad ku dooranaysaa Dhulkan?

βœ… Goob Istaraatiiji ah: Boosas ku yaalla laamiga u dhow oo ku habboon deegaan.
βœ… Doorasho Ballaadhan: Boosas isugu jira Kaari Koone (Corner) iyo Dhexba oo aanu meela kala duwan idiinku hayno.
βœ… Cabbirka: 18mΓ—24m (Cabbir dhammaystiran).
βœ… Qiime Macquul ah: Waxay ka bilaabmaan $22,000 ilaa $35,000.

Ha sugin inta dhulku dhammaanayo ama qiimuhu kor u kacayo. Warsanhaye Market waxay kuu fududaynaysaa inaad noqoto mulkiile maanta! πŸ“ˆ

Sidoo kale waxaad dhulal kala duwan idiinku haynaa Masalaha Hargeysa iyo xaafadda Jigjigayar.

πŸ“ž Nagala soo xidhiidh Warsanhaye Market:
πŸ‘‰ WhatsApp ama Wac: 0638090009
πŸ“ Goobta: Hargeysa, Somaliland
🌐 Social Media: Market

"Warsanhaye Market β€” Adeeg Hufan iyo Goobo La Doortay"

09/04/2026
WAA IIB (FOR SALE): TOYOTA CROWN ATHLETE 2012 πŸš—βœ¨Ma raadinaysaa gaadhi raaxo, xarrago iyo tayo sare leh? Warsanhaye Marke...
08/04/2026

WAA IIB (FOR SALE): TOYOTA CROWN ATHLETE 2012 πŸš—βœ¨

Ma raadinaysaa gaadhi raaxo, xarrago iyo tayo sare leh?

Warsanhaye Market waxay idiin haysaa Toyota Crown Athlete cusub oo nadiifa ah.

Faahfaahinta Gaadhiga:
βœ… Nooca: Toyota Crown Athlete
βœ… Sannadka: 2012
βœ… Midabka: Caddaan (Pearl White)
βœ… Gudaha: Aad u nadiif ah (Luxury Interior)
βœ… Xaaladda: Cusayb mudo yar dalka joogey.

πŸ’° Qiimaha: Waa Macquul (Negotiable Price)

Ha moogaan fursadan dahabiga ah ee h**e u soo gaadh.

Wixii faahfaahhin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“ž Taleefanka: 0638090009
πŸ“ Goobta: Hargeisa, Somaliland

Warsanhaye Market - Adeeg hufan iyo iib lagu kalsoonaan karo!

Ah

🚐 TOYOTA HIACE IIB AH Waxaanu idiin haynaa gaadhi Toyota Hiace High Roof oo iib ah waa gaadhi shirkadaha socdaalka ka ti...
07/04/2026

🚐 TOYOTA HIACE IIB AH

Waxaanu idiin haynaa gaadhi Toyota Hiace High Roof oo iib ah
waa gaadhi shirkadaha socdaalka ka tirsan oo shaqeeya

βœ… Sifooyinka Gaadhiga:

Matoorka: 2KD (Diesel)

Gears: Automatic.

Kuraasta: 15-Seater (Waasac iyo raaxo).

Xaaladda: Aad u nadiif ah, mishiin iyo body-ba.

πŸ“ Goobta: Hargeisa
πŸ’° Qiimaha: macquula

πŸ“ž Hadda nala soo xidhiidh si aad u aragto ama u iibsato:

Phone/WhatsApp: 0638090009

Warsanhaye Market – Adeeg hufan iyo ammaano!

19/11/2025

⭐ Ku soo dhowaada Warsanhaye Marketing & Advertising!

Ku soo biir Warsanhaye Marketing & Advertising si aad ula socoto:
βœ” Talooyin waxtar leh oo ku saabsan suuqgeynta iyo maaraynta ganacsiga
βœ” Siyaasado xayeysiis oo xeelad ku dhisan
βœ” Adeegyo iyo macluumaad bilaash ah
βœ” Fursado aad ganacsigaaga ku korin karto
βœ” Qoraallo iyo talooyin maalinle ah

πŸ‘‰ Nagala soco (Follow) si aadan u seegin wax cusub
πŸ‘ Like saar
πŸ” Share la wadaag dadka kale
πŸ’¬ Comment ku dhaji wixii su’aal ah β€” waxaan diyaar u nahay inaan ku caawinno!

Warsanhaye Marketing & Advertising – Hal abuuuraha xeeldaha ganacsiga iyo horseedka koboca dhaqaalahaaga.

Nagala soo xidhiidh:

63 8090009

22/09/2025
Ma haysaa Dhul ama Guri(Guryo) aad doonayso inaad iibiso?Fadlan nala soo wadaag Warsanhaye Market,  hadafkaaga na ku gaa...
13/09/2025

Ma haysaa Dhul ama Guri(Guryo) aad doonayso inaad iibiso?

Fadlan nala soo wadaag
Warsanhaye Market, hadafkaaga na ku gaadh mudo kooban.

Nagala soo xidhiidh: πŸ“ž0638090009

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsanhaye Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share