Obolos POLY clinic

Obolos POLY clinic Xarun caafimaad oo lagu kalsoonaan karo

02/12/2025

Dhakhaatiir kibrad leh, adeeg caafimaad oo hufan, qiimo ku raali galiya iyo daawo tayadeedo ayaa diyaar kuugu ah OBOLOS POLY CLINIC
Si fudud uga jaro ticketka ciwaanadan hoose:
633355559 / 653355559

20/11/2025

Dr. Mubaarig Obolos oo kamid ah dhakhaatiirta ka hawl gasha OBOLOS POLY CLINIC oo fariin caafimaad, talo iyo wacyi galin ku saabsan cudurka oof wareenka u diray bulshada.
Hadda is diwaan gali:
📞633355559 / 653355559
📍Kasoo horjeedka istaanka basaska cabaaye

09/11/2025

Talooyin caafimaad oo ku socda hooyada uurka leh iyo hooyada ilmaha lagu qalay (cesarean section) taas oo iftiiminaysa sida ugu wacan ee hooyada loo deryeelayo qaliinka ka dib iyo talooyin ku saabsan sida hooyada loo siinayo fursad ay ku soo kabto si ay awood ugu hesho inay ilmo kale qaado iyadoo caafimaad qabta.
F.G: Bisha November tigidhku waa bilaash.
Si aad isku diiwaan galiso fadlan garaac:
633355559 / 653355559

13/10/2025

Dr.idiris oo khibrad iyo aqoon heerkeedu sareeyo u leh xanuunada ku dhaca wadnaha iyo xubnaha muhiimka ah ee jidhkeena ayaa diyaar kuugu ah kana hawl gali doona Obolos Poly Clinic, ka faa’ifaysi wacan macmiil.
Wixii faahfaahin ah nagalaso xidhiidh:
0633355559 ama 0653355559

09/10/2025

Dr.Mubarig Obolos oo aqoon iyo khibrad dheeraad ah u leh kuna shaqeeya daawaynta xanuunada ku dhaca saablayda iyo xanuunada guud, oo diyaar kuugu ah kana hawl gala xarunta Obolos Poly Clinic.
wixii faahfaahin intaa dheer nagalaso xidhiidh:
0633355559 ama 0653355559
Caafimaad oo lagu Kalsoonaan karo

06/10/2025

Waxa dhamaan shacabka ku dhaqan Somaliland loogu bushaaraynayaa in dib u habayn iyo casriyayn loogu
sameeyay xarunta caafimaadka ee OBOLOS POLY
CLINIC.
Wixii faahfaahin intaa dheer fadlan nagalaso xidhiidh
0633355559
0653355559

Ma ogtahay maalinta World Heart Day oo sanad walba la xuso 29-September ay maanta ku beegan tahay, isla markaana Dr. Idi...
29/09/2025

Ma ogtahay maalinta World Heart Day oo sanad walba la xuso 29-September ay maanta ku beegan tahay, isla markaana Dr. Idiris oo aqoon iyo khibrad dheerad ahba u leh xanuunada wadnaha ku dhaca iyo dawayntoodaba uu diyaar kuugu yahay xarunta OBOLOS POLY CLINIC.
Wixii faahfahin ah nagalaso xidhiidh ciwaanadan hoose:
📞 0633355559 / 0653355559
📍Galbeedka istaanka cabaaye, kaso hor jeedka farax joome building

21/09/2025

Kusoo Dhawoow Obolos Poly Clinic Page

Waxaan u heellanahay inaan bulshada siino adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, jaban, oo tayo sare leh.
Caafimaadkaaga waa mudnaantayada. 💙

Nala soo xiriir wixii la-talin caafimaad, baaritaanno, iyo daryeelka hooyada & dhallaanka.
Wac ama fariin noogu reeb wakhti kasta.
📞 Telesom: 0633355559
📞 Somtel: 0653355559
📍Kasoo hor jeedka istaanka basaska cabaaye.

Address

Kasoo Hor Jeedka Istaanka Basaska Cabaaye
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Obolos POLY clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share