16/12/2025
Xiliga dhaxanta maqaarku waxa uu lumiyaa qoyaanka taasi oo ku keenta qalayl iyo jeex jeex ( xaraq)
Raac tilmaamaha si aad isaga ilaaliso qalaylka.
1. ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐ฎ๐ฑ ๐ฅ๐๐ก.
Isticmaal cream culus oo jidhka sifican u qoynaya, islamarkaan ka kooban maadada urea ama Vaseline.
2. ๐๐๐ซ๐๐ ๐ฆ๐๐ฒ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ง
Waxay keenaysa inuu maqaarku lumiyo saliida dabiiciga ah.
3. ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ฌ๐๐๐๐ฎ๐ง ๐๐ฎ๐ฑ ๐ฅ๐๐ก.
Kadibna si degdega u marso dhaashi ka bacdi marka aad qubaysato.
4. ๐๐ ๐ญ๐๐ฑ๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐จ๐ฐ๐ ๐.
Xidho maryo culus oo jidhka sifican u daboolaya
5. ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐๐ง ๐๐๐.
Cab biyo badan si jidhku u helo qoyaan fiican
๐ท๐. ๐โ๐๐๐ ๐ดโ๐๐๐