Amra Pharmaceuticals

Amra Pharmaceuticals Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amra Pharmaceuticals, Medical and health, Cabaye Bus Station Area, Hargeisa.

Waxaan u adeegnaa xarumaha caafimaadka iyo ganacsiyada farmashiyaha anagoo bixina daawooyin tayo sare leh qiimo macquul ...
06/01/2026

Waxaan u adeegnaa xarumaha caafimaadka iyo ganacsiyada farmashiyaha anagoo bixina daawooyin tayo sare leh qiimo macquul ah. Haddii aad raadinayso alaab lagu kalsoonaan karo, nala soo xiriir hadda...+++

We serve medical professionals and pharmaceutical businesses with high-quality medicines at affordable prices. If you ar...
05/01/2026

We serve medical professionals and pharmaceutical businesses with high-quality medicines at affordable prices. If you are looking for trusted products and reliable supply, contact us now.

Kiniiniyada Rosopril 500 (Sodium Valproate & Valproic Acid)waxa loo isticmaalaa daawaynta xaaladaha kala duwan ee caafim...
07/12/2025

Kiniiniyada Rosopril 500 (Sodium Valproate & Valproic Acid)
waxa loo isticmaalaa daawaynta xaaladaha kala duwan ee caafimaadka.

Kiniiniyada Johnclav-625 (Amoxycillin iyo Potassium Clavulanate)waa antibiyootik loo isticmaalo in lagu daweeyo caabuqya...
07/12/2025

Kiniiniyada Johnclav-625 (Amoxycillin iyo Potassium Clavulanate)
waa antibiyootik loo isticmaalo in lagu daweeyo caabuqyada ay keenaan bakteeriyada.

Tramsan 500 Tranexamic Acid Injection BP.
07/12/2025

Tramsan 500 Tranexamic Acid Injection BP.

Amra Pharmaceuticals waa shirkad dowo jumlad ku keenta oo qaybisa dawooyinka iyo qalabka caafimaadka. Waxaan u adeegnaa ...
11/11/2025

Amra Pharmaceuticals waa shirkad dowo jumlad ku keenta oo qaybisa dawooyinka iyo qalabka caafimaadka. Waxaan u adeegnaa farmashiyeyaasha, isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka. Tayo sare, adeeg degdeg ah, iyo kalsooni joogto ah.

Importing high-quality medical supplies to enhance healthcare in Somaliland.
08/11/2025

Importing high-quality medical supplies to enhance healthcare in Somaliland.

Waxaan ku takhasusnay iibinta iyo qaybinta dawooyinka iyo qalabka caafimaadka.Waxaan si joogto ah u adeegnaa farmasiyada...
03/11/2025

Waxaan ku takhasusnay iibinta iyo qaybinta dawooyinka iyo qalabka caafimaadka.
Waxaan si joogto ah u adeegnaa farmasiyada, isbitaallada, iyo xarumaha caafimaadka oo dhan.
✅ Dawooyin tayo sare leh
✅ Qalab caafimaad oo la isku halayn karo
✅ Qiimo tartan leh iyo adeeg degdeg ah

Amra Pharmaceuticals — caafimaadkaaga waa mudnaantayada!

27/10/2025

Address

Cabaye Bus Station Area
Hargeisa
35314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amra Pharmaceuticals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share